Dowladaha Iiraan iyo Mareykanka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xabbad joojinta lagu baaqayo in lagu soo afjaro dagaalka socda 12 maalmood. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Israel iyo Iran ay oggolaadeen xabbad-joojin billaabaneysa Talaadada. Trump ayaa sheegay in heshiiskan la filayo inuu calaamad u noqdo dhamaadka dagaalka laga cabsi qabo inuu ku faafo Bariga …
Read More »SOMALI NEWS
Soomaaliya oo si kulul u cambaareeysay weerarkii Iran ee Qatar
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii ay dowladda Iran ku qaaday Saldhigyada Ciidanka Mareykanka ee ku yaalla dalka Qatar. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay si buuxda u garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Qatar. “Waxaan si hagar la’aan ah u garab taagan nahay madaxbannaanida, amniga, iyo midnimada …
Read More »Kuuriyada Waqooyi oo war kasoo saartay weerarkii Mareykanka ee Iiraan
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa si kulul u cambaareysay weerarka Mareykanka ku qaaday xarumaha Nukliyeerka Iiraan, iyada oo ku tilmaamtay mid si cad ugu xadgudbay Axdiga Qaramada Midoobay. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa ku eedeeyey lsraa’iil inay hurineyso xiisadaha gobolka, iyada oo taageero iyo dhiirigalin ka helaysa waddamada Reer Galbeedka. Sidoo kale, wuxuu xusay in Kuuriyada …
Read More »Dowladda oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka oo garab ka helaya dadka deegaanka ayaa dagaal culus AS kula galay deegaannada Mabaax iyo Gayacad ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka, kaasi oo soo gaarey dhinacyada. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay 20 xubnood oo ka tirsan …
Read More »Soomaaliya oo laga saarey liiska dalalka askareeya Carruurta
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xooggan oo ka dhacay gudaha magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Duqeymaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyada oo uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa …
Read More »Axmed Madoobe iyo Saciid Dani oo Garoowe ku kulmaya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta lagu wadaa inuu safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Booqashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa imaneysa xilli ay kacsan tahay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan xiriirka dowladda Federaalka Soomaaliya kala dhexeeya maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa la filayaa in uu kulamo la yeesho Madaxweynaha …
Read More »Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay duqeeyeen xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan. Trump oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarka laga gaarey ujeedkii laga lahaa, iyadoo dhammaan diyaaradaha Mareykanka ay hadda ka baxeen hawada Iran. Waxa uu sheegay in Iran laga doonayo nabad, isla markaasna la filan karo weeraro kale. Dhinaca …
Read More »Dowladda Federaalka oo sheegtay iney burburisay keydkii hubka Al-shabaab
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xooggan oo ka dhacay gudaha magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Duqeymaha ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyada oo uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay …
Read More »Soomaaliya oo shir deg deg ah uga qeyb gashay dalka Turkiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii oo Jimce ahheyd kaga qeybgalay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Shirka degdega ee ay iskugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta. Shirkan degdega ahaa ayaa lagu qabtay codsi ka yimid Jamhuuriyadda Ciraaq, si looga hadlo xiisadihii u dambeeyay ee u dhaxeeyey dowladaha Iiraan iyo Israa’iil.l, kuwaa uu ka …
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la kulmaya Mucaaradkiisa
Waxaa la filayaa in dhawaan ay magaalada Muqdisho kulamo ku yeeshaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubnaha Mucaaradka. Kulamo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho ayay xubnaha Mucaaradka ku muujiyeen sida ay diyaar ugu yihiin kulan ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Shiikh. Kulamadan ayaa waxaa ka qeyb galay xubnaha ugu muuqda Mucaaradka sida Madaxweynihii hore, …
Read More »
Muqdisho News