Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay duqeeyeen xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan.

Trump oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarka laga gaarey ujeedkii laga lahaa, iyadoo dhammaan diyaaradaha Mareykanka ay hadda ka baxeen hawada Iran.

Waxa uu sheegay in Iran laga doonayo nabad, isla markaasna la filan karo weeraro kale.

 

Dhinaca kale, Dowladda Irn ayaa sheegtay in xarruumaha Nukliyeer ee Mareykanka duqeeyay aysan shaqo ka socon muddo bilooyin ah, lagana raray qalabka iyo shaqaalihii ku sugnaa.

Check Also

Fariin Digniin Fatahaad ah oo ka timid Hay’adda SODMA.

Muqdisho 20 October, 2025 Ujeeddo: Digniin ku saabsan halis fatahaad oo ka imaan karta roobab …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.