Muqdisho News 27-12-2017 Degmada yaaqshiid Ee gobolka Banadir ayaa galabkaan lagu toogtay laba macalimiin wax ka dhigi jiray iskuulada agoonta gabdhaha boondheere iyo iskuulka Dr Kaddare iskuuladaan waxay hoos tagaan wasaarada Waxbarashada dawladda federaalka soomaaliya .
Goobta falka uu ka dhacay ayaa waxa durbadii soo gaaray ciidanka poliska soomaaliya .
Kooxda Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaan iyagoo digiino iyo hanjabaad u diraysa mudooyin kaan la soo dhaafa ayey macalamiinta iskulada agoonta gabdhaha boondheere iyo Dr. Kadare waxay kala kulmaayeen hanjabaad joogta ah oo kaaga imaanaysa kooxda alshabaab macaliniimta wax ka dhigta iskuulada ay maamusho dawladda soomaaliya .
Sido kala xariir an la sameeyna maamulka iskuulada aya inoo xaqiijiya dilka labada macalin iyo hanjabaada kooxda alshabaab.
Muqdisho News