Muqdisho News 27-12-2017 Degmada yaaqshiid Ee gobolka Banadir ayaa galabkaan lagu toogtay laba macalimiin wax ka dhigi jiray iskuulada agoonta gabdhaha boondheere iyo iskuulka Dr Kaddare iskuuladaan waxay hoos tagaan wasaarada Waxbarashada dawladda federaalka soomaaliya . Goobta falka uu ka dhacay ayaa waxa durbadii soo gaaray ciidanka poliska soomaaliya . Kooxda Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaan iyagoo digiino iyo hanjabaad u …
Read More »
Muqdisho News