SOMALI NEWS

Shil naxdin leh oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay Isgoyska Afarta Darjiino ee magaalada Muqdisho. Shilka ayaa yimid kaddib markii gaari xamuul ah uu ku dul dhacay mooto bajaaj ay saarnaayeen dad rayid ah. Sida ay sheegeen goobjoogayaal, xaaladda waxaa sii adkeeyay markii bajaajta laga dul qaadi waayay gaariga xamuulka ah, …

Read More »

Maamulka Puntland oo sii daayay 26 kalluumeysato ah u dhashay dalka Yemen

Maamulka Puntland ayaa sii daayay 26 qof oo kalluumeysato dhalatay dalka Yemen oo ku dhowaad hal bil lagu hayay xabsi ku yaalla deegaannada Maamulkaasi. Kalluumeysatadan oo saarnaa markabka Maymoon-1, ayaa la qabtay 14-kii May 2025, kadib markii la arkay iyaga oo si sharci darro ah uga kalluumeysanaya Biyaha Soomaaliya. Ka dib xarriga Kalluumeysadan, Dowladda Yemen ayaa waday dadaallo lagu sii …

Read More »

Maxay Tahay Sababta Farmaajo U Dhaliilay Gogosha MD Xasan Sheekh Uu Fidiyay..

Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay hanaanka loo maareeyay gogosha wadatashiga ee Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay. War Saxaafadeedka ayuu ugaga hadlay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Waxaana uu Warsaxaafadeedka u qornaa sidan hoos ku qoran; Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay …

Read More »

Iran’s Supreme Leader Rejects US demand.

Iran’s Supreme Leader, Ayatollah Ali Khamenei called the demand a violation of Iran’s national interests after he rejected US demand that Iran halt uranium enrichment as part of a nuclear deal. The announcement came after five rounds of talks between Washington and Tehran. Iran has long insisted its nuclear program is peaceful and not intended for weapons development , it …

Read More »

Ukraine’s Spider Web Attack on Russia on June 1, 2025

The largest drone strike in history was carried out by Ukraine on June 1, 2025, under the codename “Spider Web”. The attack, which had been planned for a year and six months, suddenly took place in five Russian regions: Murmansk, Irkutsk, Ivanovo, Ryazan, and Amur, with some of the targets located 8,000km from Ukraine. Operation and Tactics More than 117 …

Read More »

What is the operation that Ukraine carried out today in Russia?

  The Ukrainian Security Service (SBU) carried out a new special operation inside Russia today, just two days after Ukraine carried out one of the most dangerous operations of the war, targeting strategic Russian air bases with drones. A press release and video, released by the Ukrainian SBU, said that the attack, which had been planned for months, was carried …

Read More »

Xildhibaano Cusub oo maanta lagu doortay Jowhar.

Waxaa xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle lagu qabtay doorasho dib-u-buuxin ah oo lagu dooranayey xildhibaanada kuraasta bannaan ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kala ah Hop097 iyo Hop098. Doorashadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan labada gole ee  Hirshabeelle, bulshada rayidka ah, iyo nabaddoonka beesha leh kuraasta la dooranayey, Nabadoon Axmed Maxamuud Cosoble. Waxaa doorashada ka qeyb galay 101 …

Read More »

Dhisme ku dumay Degmada Howlwadaag iyo Dad Badan oo Khasaaro soo gaaray

Inta la xaqiijiyay in Seddex qof ayaa geeriyootay halka lix kale ay dhaawacyo culus soo gaareen, kaddib markii uu dumay dhisme uu shaqadiisu ka socotay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Goob-joogayaal  ayaa sheegay in birihii shubka ee lagu dhisayey guriga ay go’een, taasi oo keentay in dhismuhu si lama filaan ah u dumay, iyada oo ay shaqaale badan ku sugnaayeen …

Read More »

MW Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay waqtiga la qaban doono Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada, taas oo ka dhici doonta magaalada Muqdisho 15-ka Juun 2025. Go’aankan ayaa ka dhashay wadatashiyo dhowr ah oo uu madaxweynuhu la yeeshay qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka, madaxda dowlad-goboleedyada, ururada siyaasadeed, iyo bulshada rayidka, si loo …

Read More »
Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.