Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa si cad u muujiyay inuu doonayo in Mareykanku si toos ah ugu biiro dagaalka Iran. Ujeeddadiisu waa in la dumiyao xukuumadda Islaamiga ah ee Tehran, lagana hortago barnaamijka nukliyeerka Iran, kaas oo ay Israa’iil u aragto halis toos ah oo ka dhan ah jiritaankeeda. Mareykanka oo ah saaxiibka ugu dhow ee Israa’iil, wuxuu weligiiba …
Read More »ARTICLES
Dib u dhacay ku yimid gogoshii uu dhawaan ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo lagu waday in maanta ay ka furanto magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay Warbaahinta Dowladda. Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay in maalinta barrito ah oo ku beegan 16-ka bishaan gogosha ay ka furmi doonto magaalada Muqdisho, iyadoo tilmaamtay in Madashaan ay kasoo qayb …
Read More »Madaxweyne Deni: Soomaaliya waxay u baahan tahay shirar go’aan wadajir ah lagu gaaro. Uma baahna wadatashi
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in uusan wax rajo ka qaban shirka wadatashiga ee uu madaxweyne Xasan Sheikh gogoshiisa fididiyay, kaasoo maanta lagu waday inuu qabsoomo, hase ahaatee dib u dhacay. Madaxweyne Deni ayaa sheegay, Soomaaliya in aysan u baahnayn shirar “ma dhalays ah” oo aan sax ahayn qabashadooda. Wuxuu sheegay xaaladda lagu jiro in aysan u baahnayn …
Read More »Taliyaha ciidamada Itoobiya oo ka digay khatar amni oo Itoobiya uga imaan karta Soomaaliya
Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa sheegay in Ethiopia ay halis amni oo weyn kaga imaan karto xoogag uu ku tilmaamay inay si weyn isugu urursadeen gudaha Soomaaliya. Hadalkan ayuu ka jeediyay mar uu hortegay baarlamaanka Itoobiya si uu uga warbixiyo waxqabadka ciidamada muddadii sagaalka bilood ee la soo dhaafay. Si kastaba ha ahaatee, Berhanu …
Read More »Policy and International Airlines Ransom
Pakistan owes $83 million to international airlines. The money sits locked in the country’s accounts while foreign carriers wait for payments they earned from ticket sales and operations. It is revenue that airlines need to pay their own bills and keep flying. The International Air Transport Association says Pakistan is one of just ten countries holding back over 80 percent …
Read More »Xildhibaano Cusub oo maanta lagu doortay Jowhar.
Waxaa xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle lagu qabtay doorasho dib-u-buuxin ah oo lagu dooranayey xildhibaanada kuraasta bannaan ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kala ah Hop097 iyo Hop098. Doorashadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan labada gole ee Hirshabeelle, bulshada rayidka ah, iyo nabaddoonka beesha leh kuraasta la dooranayey, Nabadoon Axmed Maxamuud Cosoble. Waxaa doorashada ka qeyb galay 101 …
Read More »Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay Taliskii ugu weynaa ee Daacish ku laheyd Ceelka Miraale.
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee Maleeshiyaadka Daacish ay ku lahaayeen aaga Miraale ee Gobolka Bari. War ka soo baxay Taliska Howlgalka Argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamada ay dhawr jiho ay ka wareereen Ceelka biyaha oo ahayd halkii ugu weyneyd oo Talis u ahayd kooxda Daacish, in ka badan 10kii sanno ee …
Read More »Dhisme ku dumay Degmada Howlwadaag iyo Dad Badan oo Khasaaro soo gaaray
Inta la xaqiijiyay in Seddex qof ayaa geeriyootay halka lix kale ay dhaawacyo culus soo gaareen, kaddib markii uu dumay dhisme uu shaqadiisu ka socotay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Goob-joogayaal ayaa sheegay in birihii shubka ee lagu dhisayey guriga ay go’een, taasi oo keentay in dhismuhu si lama filaan ah u dumay, iyada oo ay shaqaale badan ku sugnaayeen …
Read More »MW Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay waqtiga la qaban doono Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada, taas oo ka dhici doonta magaalada Muqdisho 15-ka Juun 2025. Go’aankan ayaa ka dhashay wadatashiyo dhowr ah oo uu madaxweynuhu la yeeshay qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka, madaxda dowlad-goboleedyada, ururada siyaasadeed, iyo bulshada rayidka, si loo …
Read More »Diyaarado dagaal oo xalay duqeyn ka fuliyay saldhigyo Daacish ay ku leeyihiin Gobolka Bari.
Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada Mareykanka ayaa xalay duqeyn culus ka fuliyay meel u dhow Togga Miraale ee gobolka Bari, halkaas oo ay firxadeen xubno ka tirsan kooxda Daacish kadib markii ay ciidamada Puntland si buuxda ula wareegeen toggaasi. Saraakiisha hoggaaminaya ciidamada Puntland ee ku sugan furimaha hore ayaa sheegay in ay maqleen jug xooggan oo ka dhacday dhanka koonfureed ee …
Read More »
Muqdisho News