Faisal Abdullahi

Dhaqaatiirta ma jecla in sirtaan dadka ay ogaadaan laakiin anigaa kuu sheegayo.

Toonta waa dhir dabiici ah oo ay dadka u adeegsadaan inay cuntada dhadhan iyo eedaan uga dhigaan balse waxaa jira wax intaa dhaafsiisan oo Toonta xambaarsan tahay. Dalka Japan ayaa ah dalka loogu isticmaal badan yahay aduunka dhan waxayna u yaqaanaan daawada dhulka. Sirta ku jirto Toonta waa maado la dhaho Allicin taasoo daawo ah jirkana muhiim u ah taasoo …

Read More »

Tehran attacks US base in Qatar, hours later Trump states Israel-Iran truce

United States President Donald Trump has announced a “complete and total” ceasefire between Israel and Iran, set to be phased in over the next 24 hours after a frenetic day of conflict in the region. Israel and Iran have yet to comment on Trump’s announcement. The announcement follows an attack on US forces at Al Udeid airbase in Qatar on …

Read More »

The US Department of Defense has suspended the delivery of some weapons

The US Department of Defense has suspended the delivery of some weapons and ammunition to Ukraine, amid concerns that the US military stockpile could be depleted, leaving it vulnerable to a domestic defense capability in the event of an unexpected crisis in the United States or elsewhere critical to US national security interests. The move follows an order from US …

Read More »

Dagaal culus oo ka socda gudaha degmada Caabudwaaq

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu haatan ka socdo gudaha magaalada. Dagaalka ayaa salka ku haya muran la xiriira dhismaha saldhig Boolis oo laga wado magaalada, kaas oo muddooyinkii dambe uu khilaaf xooggan ka taagnaa. Maleeshiyaad ka soo horjeeda dhismaha saldhigga iyo ciidamada amniga oo taageero ka helaya dad kale oo …

Read More »

Somalia: Airstrikes Target Al-Shabaab in Adan Yabaal

Recent airstrikes conducted by military aircraft have reportedly taken place in Adan Yabaal, located in the Middle Shabelle region of Somalia.   According to a statement from the Somali government, the National Intelligence and Security Agency (NISA), in cooperation with international partners, executed the strikes on a house in the Howlwadaag neighborhood of the district.   The government’s press release …

Read More »

Duqeyn culus oo laga fuliyay guri ku yaala Aadan Yabaal

War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelada dhexe lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka ayaa waxaa uu ka dhacay guri ku yaala degmada Aadan Yabaal, halkaasi waxaa la sheegay inuu shi ugu socday horjoogayaasha iyo dagaalameyaasha Al-shabaab. “Howlgal culus oo ay si wadajir ah u …

Read More »

Booliiska Muqdisho oo xabsiga dhigay Askar iyo Shacab ku eedeysan qal qalgalin amni

Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta guud ee Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha kale ee Amniga Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo qabtay ragaan oo isugu jira shacab iyo askari ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, kuwaas oo ku eedeysan inay jebiyeen amarkii lagu mamnuucay in rasaas loo adeegsado dabaal-degyada maalmaha xorriyadda.   Taliska Qeybta Guud …

Read More »
Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.