Muqdisho 20 October, 2025 Ujeeddo: Digniin ku saabsan halis fatahaad oo ka imaan karta roobab mahiigaan ah Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) waxay si rasmi ah u ogeysiinaysaa dhammaan bulshada ku nool magaalada Baladweyn in ay jirto halis fatahaad oo laga cabsi qabo in ay saameyso magaalada iyo nawaaxigeeda. Warbixinaha saadaasha cimilada iyo xogaha laga helay dalka Itoobiya ayaa muujinaya …
Read More »Faisal Abdullahi
10 Dabeecadood oo Lagu Garto Dadka Caqliga Badan
1. Waa kuwa aamusnaan badan – Dadka caqliga badan ma hadlaan mar kasta; halkii ay hadalka ka badin lahaayeen, waxay door bidaan inay dhagaystaan, eegaan, oo si qoto dheer u falanqeeyaan waxa ka socda hareerahooda. 2. Waxay garwaaqsan yihiin in aysan wax walba garanaynin – Waxay fahamsan yihiin in aqoontu tahay safar aan dhammaad lahayn, sidaas darteedna waxay si joogto …
Read More »Dhir Iyo Cunnooyin Sare U Qaada Rabitaanka Jinsiga Ee Haweenka
Hamiga galmada oo hooseeya waxa ay ka mid tahay cilladaha caafimaad ee caanka ah ee sheegtaan haweenka. Sababo badan ayaa masuul ka ah hoos u dhaca rabitaanka jinsiga ee haweenka, waxaana ka mid ah isticmaalka dawooyinka uurka looga hortago, qalleylka farjiga, dawooyinka qaar iyo isbeddellada hormoonnada ee jirka. Inkastoo ay jiraan dawooyin loo adeegsado in si deg deg ah loo …
Read More »Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Masagada & Ahmiyadeeda….
Masagadu waxa ay ka mid tahay badarrada ugu qadiimsan ee la beerto waxaana muddo kumanaan sano ah lagu beeran jiray oo laga cuni jiray Koonfur Bari Asia iyo Afrika. Waa badarka shanaad ee loogu beerasho badan yahay caalamka, waxaa ka horreeya heedda, bariiska, qamadiga iyo galleyda. Masagadu waa il hodan ku ah barootiin, faybar, fitamiinno iyo macdano muhiim ah. Daraasado …
Read More »𝗟𝗮𝘄𝘀𝗸𝘂 𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗨𝘂 𝗞𝗮 𝗛𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴 𝗨 𝗡𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮𝗻
Dr. Majdi Badraan oo ka tirsan jimciyadda dhakhaatiirta xasaasiyadda iyo hab-dhiska difaaca jidhka ee dalka Masar ayaa sheegay in isticmaalka lawsku uu jidhka ka ilaalin karo xanuuno badan oo ay ka mid yihiin Kansarka, cudurka xusuusta dila ee Alzheimer, macaanka iyo xanuunnada wadnaha ku dhaca. Digtoorka oo u warramayey shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa sheegayin cilmibaadhiso caafimaad oo cusubi ay …
Read More »Baladweyn oo lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi Looga Hadlaayay mashaariicda ka socda gobolka.
Arbaco Oct 08, 2025 Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda gobolka. Aqoon-is-weydaarsigan ayaa lagu martiqaaday: – Wakiillo ka socda hay’adaha dowladda ee heer gobol iyo degmo – Shaqaalaha hay’adaha samafalka iyo horumarinta – La-taliyeyaal iyo khubaro ku takhasusay kormeerka iyo qiimeynta – Xubno ka socday bulshada …
Read More »Hay’adda SoDMA oo kulan wadatashi oo heer qaran ah ku qabatay Muqdisho.
Arbaco Oct 08, 2025 Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi heer qaran ah oo muhiim ah, kaasoo ay ka soo qaybgaleen wakiillo ka kala socday Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Maamul-goboleedyada iyo maamulka Gobolka Banaadir. Kulankan wadatashiga ah oo socday muddo sedex bari ah oo u dhexeysay 28_30 June , ayaa diiradda lagu …
Read More »* Maskax Furan, Mustaqbal hagaaga– Ka Fogaanshaha Xannibaadda Fikirka*
*Maskaxda banii’aadamka waa hantida ugu qaalisan ee uu leeyahay. Waa halka ay ka dhashaan fikradaha cusub, hal-abuurka, go’aan qaadashada, iyo horumarka nololeed, shaqsiyadeed ama bulsho Laakiin haddii maskaxda lagu xannibo fikirro aan faa’iido lahayn sida cabsida joogtada ah, xumaan-raadis, muran aan micno lahayn, cadiifad ama isku-day,la,aan is-daba joog ah ee nafta, waxaa meesha ka baxa awooddii wax-qabad ee qofka. *1: …
Read More »Ganaaxyada Kala Duwan ee Lagu Dhaqan Gelinayo Mashruuca Marinada Magaalada Jigjiga
Ujeeddo: Kor u qaadidda nadaafadda, bilicda magaalada, iyo badqabka dadka iyo gaadiidka — iyadoo la adkeynayo dhaqangelinta xeerarka la xiriira isticmaalka marinada magaalada Jigjiga. Ganaaxyada Dadka (Lugta ah) 1. Qofka dhex mara cawska (lawns/grass areas) – 1,000 ETB 2. Qofka ka tallaaba waddada meel ka baxsan zebra crossing – 300 ETB 3. Qofka ku lugeeya waddada laamiga ah halkii uu …
Read More »Wararkii ugu dambeeyay, waalagu kala tagay wadahadaladii u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe.
Waxaa si rasmi ah u burburay kulankii caawa fiidnimada soo bilaabmay ee u dhaxeeyay kaliya (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe), kaas oo qaatay inka badan 4 saac. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u sheegay Axmed Madoobe in dib loogu laabanayo doorashadiisa, sidoo kalana isku diyaariyo doorashada qof iyo cod ah, oo laga qabanayo deeganada JL. Axmed Madoobe, ayaa isagana dhankiisa …
Read More »
Muqdisho News