SOMALI NEWS

Dowladda Fedaraalka oo dib u dhigtay qabsoomida Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee beri ka furmi laha Muqdisho

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu waday inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho 22 ka bishan oo ku beegan maalinta berito ah ayaa dib u dhac ku ymid, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay dowladda.   Warka kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in shirka dib loogu dhigay sababo la xariira maalmaha xuriyadda awgood, waxaana …

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Iiraan iyo Israa’iil

Iran Markale saaka waxay gantaaladeeda gaareen xaafadda Bi’ru Shacba, dhisme ka koobnaa lix dabaq oo halkaasi ku yaalay waxaa gaaray burbur kadib markii gantaalada Iran ay ku dhaceen saaka. Seeriga digniinta ayaa isqabsaday, waxaana shaqaalaha gurmadka deg dega ay ku mashquulsan yihiin baadigoobka dadka. Wakaalada Wararka Iran ayaa shaacisay in bartilmaameydka weerarkii saaka uu ahaa xarunta farsamadda Tiknaloojiyadda Gan-yam Negev, …

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo codsatay cid kaste oo kaalin ka qaadan karta in Puntland loo fasaxo mashaariicdeeda

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhoweynayso cid kasta oo gacan ka geysan karta sidii loo fasixi lahaa mashaariic horumarineed oo boqolaal milyan oo dollar ah, kuwaas oo ay sheegtay inay u xayiran yihiin saxiixa Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaange, ayaa sheegay in 17 mashruuc oo muhiim ah ay …

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Mucaaradka ugu baaqay doorashada dadweyne

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u muujiyay mowqifka Dowladda Federaalka ee ku aaddan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta oo si dhow ula mid ah aragtida ay qabaan xisbiyada mucaaradka. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay gogol wadahadal ah oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay magaalada Muqdisho, taasoo …

Read More »

Howlgal culus oo laga fuliyay guri ku yaalo degmada Aadan Yabaal

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xooggan oo ka dhacay maanta gudaha magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Diyaaradaha dagaalka ayaa beegsaday goobo ay ku sugnaayeen AS oo ku yaalla gudaha magaalada waxyar ka hor xilliga loo diyaar garoobay Salaada Jimcaha. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in khasaaraha duqeymaha laga maqlay gudaha magaalada Aadan Yabaal iyo deegaannada …

Read More »

Axmed Madoobe oo maanta dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed  Maxamed Islaamka (Axmed Madoobe), ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib muddo uu ku maqnaa dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Mudadii uu ku sugnaa Nairobi, Axmed Madoobe waxa uu kulamo muhiim ah la yeeshay xubnaha Beesha Caalamka ee ku sugan dalka Kenya. Kulamadaas ayaa ahaa kuwo looga hadlayay arrimaha siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka sii kordhaya …

Read More »

Sanbaloolshe oo markale ka mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya

Agaasimahii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta mar kale si rasmi ah uga mid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Jowhar, kadib markii uu tartan natiijadiisa lasii ogaa inuu kusoo bixi doono uu la galay Musharax lagu …

Read More »

Somali National Army, local forces launch joint operation against Al-Shabaab in Hiiraan region

The Somali National Army (SNA) and allied local forces carried out coordinated military operations in the past few hours in the forested area of El-Dhere, located on the border between the Hiiraan and Middle Shabelle regions. According to a statement released by the Federal Government, the operation included direct combat and targeted airstrikes against Al-Shabaab hideouts in the area.   …

Read More »

Puntland oo shaacisay inuu baxsaday hoggaamiyaha Daacish

Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay inuu nolol ku baxsaday horjoogihii ururka Daacish ee Soomaaliya, Cabdiqaadir Muumin, xilli Puntland ay xaqiijisay inay buuraha Calmiskaad la wareegtay 98%. Afhayeenka howlgalka Hillaac, Gen. Maxamuud Axmed Faadhigo ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in xogo ay ka heleen sirdoonka caalamka ay ku ogaadeeen in horjooge Cabdulqaadir Muumin uu mar hore ka baxsaday Calmiskaad, halkaas oo ay …

Read More »

Madasha Samatabixinta oo diiday ka qeybgalka gogosha uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Madasha samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay si rasmi ah iskaga diideen inay qeyb ka noqdaan shirka uu shaaciyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaa oo maanta ay ahayd inuu ka furmo magaalada Muqdisho.   Xoghayaha Guud ee Madashaan Dr. Maxamed Aadan Koofi oo wareysi siinaayay warbaahinta Arlaadi ayaa shaaca ka qaaday inay dhammaatay xilligii la fadhiisan lahaa gogol wada tashi …

Read More »
Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.