Mucaaradka oo ku kulmay guriga Madaxweyne Sh. Shariif ayaa wadahadal qoto dheer ka yeeshay gogosha Madaxweyne Xasan maanta ku iclaamiyry taariikh 15-bishan Juune oo Xamar ka dhacaysa. Xog ogaallo kulanka joogay oo aan la hadlay ayaa iixaqiijiyey in Mucaaradku diidan yihiin xubnaha la xushay ee gogoshaas iney ka qeyb galaan loo diyaarinayo, kuwaas oo lagu tuhmayo iney yihiin guul wadayaal …
Read More »ENGILSH NEWS
Somaliland oo war kasoo saartey Xajka Sanadkan.
Agaasimaha Waaxda Xajka iyo Cumrada ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Maxamed Xasan (Abu-layla) ayaa sharaxaad Ka bixiyey xaaladda guud ee Xujayda Somaliland ee ku sugan magaalada Maka, iyo habsami-u-socodka hawlaha Xajka ee sanadkan. Agaasimaha ayaa sheegay in Xujeyda Somaliland ee sanadkan nasiibka u helay gudashada rukniga shanaad ee Islaamka ay ku sugan yihiin xaalad wanaagsan, islamarkaana hawlihii Xajku ay …
Read More »Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
Read More »
Muqdisho News