ENGILSH NEWS

10 Dabeecadood oo Lagu Garto Dadka Caqliga Badan

1. Waa kuwa aamusnaan badan โ€“ Dadka caqliga badan ma hadlaan mar kasta; halkii ay hadalka ka badin lahaayeen, waxay door bidaan inay dhagaystaan, eegaan, oo si qoto dheer u falanqeeyaan waxa ka socda hareerahooda. 2. Waxay garwaaqsan yihiin in aysan wax walba garanaynin โ€“ Waxay fahamsan yihiin in aqoontu tahay safar aan dhammaad lahayn, sidaas darteedna waxay si joogto …

Read More »

Dhir Iyo Cunnooyin Sare U Qaada Rabitaanka Jinsiga Ee Haweenka

Hamiga galmada oo hooseeya waxa ay ka mid tahay cilladaha caafimaad ee caanka ah ee sheegtaan haweenka. Sababo badan ayaa masuul ka ah hoos u dhaca rabitaanka jinsiga ee haweenka, waxaana ka mid ah isticmaalka dawooyinka uurka looga hortago, qalleylka farjiga, dawooyinka qaar iyo isbeddellada hormoonnada ee jirka. Inkastoo ay jiraan dawooyin loo adeegsado in si deg deg ah loo …

Read More »

Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Masagada & Ahmiyadeedaโ€ฆ.

Masagadu waxa ay ka mid tahay badarrada ugu qadiimsan ee la beerto waxaana muddo kumanaan sano ah lagu beeran jiray oo laga cuni jiray Koonfur Bari Asia iyo Afrika. Waa badarka shanaad ee loogu beerasho badan yahay caalamka, waxaa ka horreeya heedda, bariiska, qamadiga iyo galleyda. Masagadu waa il hodan ku ah barootiin, faybar, fitamiinno iyo macdano muhiim ah. Daraasado …

Read More »

๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—จ๐˜‚ ๐—ž๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ด ๐—จ ๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป

Dr. Majdi Badraan oo ka tirsan jimciyadda dhakhaatiirta xasaasiyadda iyo hab-dhiska difaaca jidhka ee dalka Masar ayaa sheegay in isticmaalka lawsku uu jidhka ka ilaalin karo xanuuno badan oo ay ka mid yihiin Kansarka, cudurka xusuusta dila ee Alzheimer, macaanka iyo xanuunnada wadnaha ku dhaca. Digtoorka oo u warramayey shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa sheegayin cilmibaadhiso caafimaad oo cusubi ay …

Read More »

* Maskax Furan, Mustaqbal hagaagaโ€“ Ka Fogaanshaha Xannibaadda Fikirka*

*Maskaxda baniiโ€™aadamka waa hantida ugu qaalisan ee uu leeyahay. Waa halka ay ka dhashaan fikradaha cusub, hal-abuurka, goโ€™aan qaadashada, iyo horumarka nololeed, shaqsiyadeed ama bulsho Laakiin haddii maskaxda lagu xannibo fikirro aan faaโ€™iido lahayn sida cabsida joogtada ah, xumaan-raadis, muran aan micno lahayn, cadiifad ama isku-day,la,aan is-daba joog ah ee nafta, waxaa meesha ka baxa awooddii wax-qabad ee qofka. *1: …

Read More »

Ganaaxyada Kala Duwan ee Lagu Dhaqan Gelinayo Mashruuca Marinada Magaalada Jigjiga

Ujeeddo: Kor u qaadidda nadaafadda, bilicda magaalada, iyo badqabka dadka iyo gaadiidka โ€” iyadoo la adkeynayo dhaqangelinta xeerarka la xiriira isticmaalka marinada magaalada Jigjiga. Ganaaxyada Dadka (Lugta ah) 1. Qofka dhex mara cawska (lawns/grass areas) โ€“ 1,000 ETB 2. Qofka ka tallaaba waddada meel ka baxsan zebra crossing โ€“ 300 ETB 3. Qofka ku lugeeya waddada laamiga ah halkii uu …

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay, waalagu kala tagay wadahadaladii u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe.

Waxaa si rasmi ah u burburay kulankii caawa fiidnimada soo bilaabmay ee u dhaxeeyay kaliya (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe), kaas oo qaatay inka badan 4 saac. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u sheegay Axmed Madoobe in dib loogu laabanayo doorashadiisa, sidoo kalana isku diyaariyo doorashada qof iyo cod ah, oo laga qabanayo deeganada JL. Axmed Madoobe, ayaa isagana dhankiisa …

Read More »

Dhaqaatiirta ma jecla in sirtaan dadka ay ogaadaan laakiin anigaa kuu sheegayo.

Toonta waa dhir dabiici ah oo ay dadka u adeegsadaan inay cuntada dhadhan iyo eedaan uga dhigaan balse waxaa jira wax intaa dhaafsiisan oo Toonta xambaarsan tahay. Dalka Japan ayaa ah dalka loogu isticmaal badan yahay aduunka dhan waxayna u yaqaanaan daawada dhulka. Sirta ku jirto Toonta waa maado la dhaho Allicin taasoo daawo ah jirkana muhiim u ah taasoo …

Read More »

Tehran attacks US base in Qatar, hours later Trump states Israel-Iran truce

United States President Donald Trump has announced a โ€œcomplete and totalโ€ ceasefire between Israel and Iran, set to be phased in over the next 24 hours after a frenetic day of conflict in the region. Israel and Iran have yet to comment on Trumpโ€™s announcement. The announcement follows an attack on US forces at Al Udeid airbase in Qatar on …

Read More »
Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.