admin

Somaliland oo war kasoo saartey Xajka Sanadkan.

Agaasimaha Waaxda Xajka iyo Cumrada ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Maxamed Xasan (Abu-layla) ayaa sharaxaad Ka bixiyey xaaladda guud ee Xujayda Somaliland ee ku sugan magaalada Maka, iyo habsami-u-socodka hawlaha Xajka ee sanadkan. Agaasimaha ayaa sheegay in Xujeyda Somaliland ee sanadkan nasiibka u helay gudashada rukniga shanaad ee Islaamka ay ku sugan yihiin xaalad wanaagsan, islamarkaana hawlihii Xajku ay …

Read More »

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Read More »
Sahifa Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.