Wararka

boko-haram

Dhagayso:Qeybta koowaad Taariiqa Aasaska kooxda Boko Haram

Inta Akhrisatay :247Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka Boko Haram ee ka dagaalama dalka Nigeria iyo sidii

Continue Reading »

Qeybta Wararka

2013222213459142621_8

Dowlada Kenya oo fariin ku aadan ka qeyb qaadashada dagaalka shabaab u dirtay Nigeria.

Inta Akhrisatay :247Madaxweynaha cusub ee bishii April ee sanadkaan 2013 shacabka Kenya door bideen inuu daadihiyo Uhuru Kenyata ayaa ka codsaday Madaxweynaha dalka Nigeria GuudLach

Continue Reading »

Wararka Archives

magaalada-kismaayo
Arimaha ka taagan Kismaayo oo aragtiyo laga bixiyay iyo hadalka Daahir Ciiro
- May 18, 2013
Deeganada Jubbooyinka oo xilagan uu ka taagan yahay khilaafka dhanka maamulka ah ayaa waxaa ka hadlay oo aragtidooda ka bixiyay qaar kamid ah Xildhibaanadii KMG ahaa kuwaasi oo khilaafaadka xilligan ...
13614
C/Naasir Seeraar oo eedeeyay gudi dowlada ay u magacaawday arimaha Jubbooyinka
- May 18, 2013
Masuuliyiinta maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa eedeen ujeediyay Wafdiga Xukuumadda ay udirtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar ayaa sheegay in ...
KISMAAYO
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo wadahadal la leh maamulka Kismaayo
- May 18, 2013
Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD ee maanta  ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macallin ...
index
Muwaadin Somaliyed oo toorey ku dilay askari oo xukun lagu riday
- May 18, 2013
Mohamed Abdulkadir Osman,Waa muwaadin Soomaali Britain ah,waxaana lagu eedeeyay fal ah inuu Aalada tooreeyda uu ku dilay Askari ka tirsan dowlada Britain xilli uu ku sugnaa Meel lagu caweeyo ama ...
Ruto
Kenya oo danaheeda darteed u dalbatay in la kordhiyo ciidamada AMISOM
- May 18, 2013
Sida uu baahiyay Jaraa’id ka soo baxa dalka Kenya madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Willion Ruto, oo ka hadlayay xaalada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedka Soomaaliya ay ka leeyihiin ...
13607
Xiliga lagu dhawaaqayo golaha wasiirada Jubbaland oo la shaaciyay
- May 18, 2013
Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu soo magacaabay madaxweyne ku xigeenka garabka uu hogaamiyo islamarkaana uu u doortay Jen C/laahi Sheikh Ismacil Fartaag. Madaxweyne ku ...
hargaysa
Maxaa saaka ka socda magaalada Hargaysa iyo deegaanada ku xeeran
- May 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargaysa iyo magaalooyinka kale ee waaweyn ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan dabaal degyo waaweyn oo lagu xusayo 18 May. Somaliland ayaa ...
2013517124014937734_20
Qaraxyo ka dhacay labo masjid iyo tirada dhimashada oo sii korortay
- May 18, 2013
Booliska ayaa sheegay in labo masaajid oo ku yaala waqooyi galbeed dalka Pakistan in qaraxyo lala eegtay ayna sii kordhayaan dadka ku dhintay weeraradaasi qaraxyada ah ee ka dhacay dalkaasi. Inka ...

Next Page »