Caalamka

asa

Maxaa saaka ka cusub waqooyi beri dalka Nigeria+ Akhriso

Inta Akhrisatay :910Ciidamada Nigeria oo la sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay lahaayeen Boko Haram. Ciidamada amaanka Nigeria ayaa sheegtay inay burburiyeen herooyin iyo qalag ay

Continue Reading »

Qeybta Caalamka

_67788422_018096031_ap

Weeraro ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay.

Inta Akhrisatay :1092Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku yaala dalka Niger iyo labo magaalo oo ku yaala

Continue Reading »

Caalamka Archives

_67764638_67764633
Muwaadiniin u dhashay Maraykanka oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen duqeyn diyaaradeed.
- May 23, 2013
Qareen u hadlay dowlada maraykanka ayaa sheegay in afar muwaadin oo American ah ay dhinteen sanadkii 2011 kadib markii ay toogteen diyaadaraha dagaalka ee aan cidi wadin, sida uu sheegay ...
JK
Waqooyiga kuuriya oo shiinaha u diray ergo qaas ah oo heer caalami ah
- May 22, 2013
Dowlada waqooyiga kuuriya ayaa u dirtay saraakiil sar sare oo dhanka meletariga ah dalka China iyaga oo matalayo ergo qaas ah xili hogaamiyaha waqooyiga kuuriya uu cadaadiska saarayo isku xita ...
Obama
Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi.
- May 21, 2013
Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi. 50 ruux oo ku dhimatay duufaan ku dhufatay degmooyin ka tirsan Maraykanka. Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in xukuumada ...
Shinaha
Shiinaha iyo India oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan iyo hishiisyo ganacsi oo dhexmara.
- May 20, 2013
Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa maanta ka sheegay magaalada Delhi ee dalka India indowlada Shiinaha ay diyaar u tahay inay dhisto hishiis aaminaad ah oo isku xeraya labadan wadan ...
Oaksioa
Haweenay Siyaasi ahayd oo la dilay+ Faahfaahin qaabka dilka uu u dhacay
- May 19, 2013
Xubin sare oo ka tirsaned xisbiga siyaasada ee uu hogaamiyo Imran Khan ayaa geeriyootay markii lagu toogtay magaalada Karachi ee dalkaasi Pakistan, wax yar markii ciidamo badan la geeyay magaalada. Zahra ...
2013517124014937734_20
Qaraxyo ka dhacay labo masjid iyo tirada dhimashada oo sii korortay
- May 18, 2013
Booliska ayaa sheegay in labo masaajid oo ku yaala waqooyi galbeed dalka Pakistan in qaraxyo lala eegtay ayna sii kordhayaan dadka ku dhintay weeraradaasi qaraxyada ah ee ka dhacay dalkaasi. Inka ...
Bok
Ciidamada Nigeria oo bilaabay weeraro ka dhan saldhigyada Boko Haram.
- May 17, 2013
Ciidamada amaanka ee Nigeria ayaa bilaabay inay howlgalo ka dhan ah kooxda boko haram ka sameeyaan dhanka waqooyiga bari dalkaasi, sida ay sheegeen saraakiisha dhanka ciidamada meletariga ee dalkaasi. Waxay sheegeen ...
_67632192_iraq_kirkuk
11 weerar oo qaraxyo ah oo dhacay iyo ku dhawaad 25 ruux oo ku dhimatay
- May 16, 2013
Ku dhawaad 25 ruux ayaa ku dhimatay weeraro xun oo ka dhacay degmo ay ku badan yihiin dalka Ciraaq oo ku taala magaalada Baqdad ee caasimada dalkaasi, waxaana weerarka uu ...

Next Page »