Cayaaraha
Ururka Dhalinyarada Aragtida Cusub ee YOUTH FOR NEW VISION {YNV } oo Ciyaar lagu Xusayay 15-May ku qabtay Nairobi+SAWIRO
Inta Akhrisatay :1690Ciyaar aad u xiisa badan oo lagu xusayay 15 May oo ah maalinta Dhalinyarada Soomalaiyeed ee SYL ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi gaar
Qeybta Cayaaraha
Muqdisho oo u sharraxan martigelinta CECAFA
Inta Akhrisatay :0Xiriirka Kubbadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA) ayaa sheegay in Soomaaliya ay u sharraxan tahay martigelinta tartanka kooxaha gobolka.
Cayaaraha Archives
Pieter Rumaropen oo u cayaarayay kooxda Persiwa Wamena ee dalka Indonesia ayaa cayaaraha laga ganaaxay inta uu nool-yahay kaddib markii uu sanka jabiyay garsoore dhex-dhexaadinayay cayaar ay kooxdiisa la yeelatay ...
Faaqidaadda kooxaha semi-final-ka Champions League gaaray - Apr 11, 2013
FC Barcelona iyo FC Bayern München ayaa ku biiray Real Madrid CF iyo Borussia Dortmund oo habeen hore u gudbay semi-final-ka UEFA Champions League, iyadoo la filayo in isku-aadka afarta ...
Dad ku dhintay shilal baabuur oo ka dhacay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka. - Apr 1, 2013
Ku dhawaad seddex ruux ayaa ku dhimatay 15 kalana way ku dhaawacmeen kadib markii shil dhaliyay gaadiid badan oo ku dhawaad 100 gaaraya ay isku dhaceen gobolka Virginia ee dalka ...
DAAWO Wiil Somali ah oo jilaya filim Horor ah “Cabsi ah” iyo sida uu ujilayo hordhaca - Mar 25, 2013
DAAWO Wiil Somali ah oo jilaya filim Horor ah "Cabsi ah" iyo sida uu ujilayo hordhaca HALKAAN KA DAAWO Wiil Somali ah oo jilaya filim Horor ah "Cabsi ah" iyo sida ...
Waligaa ma booqatay website-kaan oo kale .Booqo adigaa arki doonee - Mar 17, 2013
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO WEBSITE-KAAN
Manchester United oo Premier league 15 dhibcood ku qabatay - Mar 17, 2013
Kooxda Manchester United ayaa hogaanka Premier league ku qabatay 15 dhibcood kadib markii iyadana ay badisay dhigeeda City diirka laga dhigay. United ayaa 1-0 ugu adkaatay kooxda Reading,goolkana waxaa looga mahad ...
Arsenal oo baduuqday swensea iyo Liverpool oo la tumay+Sawiro - Mar 17, 2013
Kooxda Arsenal ayaa ka badisay kooxda Swensea oo Mudooyinkan Faceysaneysay. Wenger iyo kooxdiisa ayaa ku adkaaday 2-0 oo ay kala dhaliyeen Nacho Monreal oo goolkiisii ugu horeeyay dhaliyay 74 daqiiqo Ciyaarta ...
Ozil”Ronaldo hal talaabo ayuu u jiraa Muslinimo - Mar 17, 2013
Mesut Ozil oo ah Xidiga Kubad sameeyaha Real Madrid kadib Zidane ayaa sheegay in Ronaldo uu qarka u saaran yahay qaadashada Diinta Islaamka. War uu dabaacay Euro Sport qeybteeda Carabiga ayaa ...
Next Page »









