Saturday, April 19th, 2014

Al-Shabaab oo sheegatay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho + eeg Twitter-kooda

Mileeshiyada Al-Shabaab ayaa durbaba sheegatay Qaraxii Maanta ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

Bogga ay Twitter-ka ku leeyihiin Al-Shabaab ayaa soo dhigeen warbixin ay ku sheegeen Camaliyo Istish-haadi ah oo ay ku sheegeen in Qaraxii Maanta ay iyagu Fuliyeen.

Bog Cusub oo Twitter-ka ah oo ay dhowaan Furteen Mileeshiyada Shabaab ay warkaasi dhowaan soo dhigeen.

Halkaan ka DAAWO Sawirrada Qaraxii Muqdisho

Nagula soo xiriir Wararka@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>