Xadka ay wadaagaan Mandheera iyo Degmada Beledxaawo oo la xeray

Inta Akhrisatay :4160

Kadib markii dad badan la sheegay inay gudaha u galeen degmada Mandheere waxaa la xeray xuduuda ay wadaagaan degmooyinka Mandheere iyo degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee ku sugan degmada Mandheera ayaa la sheegay inay xereen xuduuda labada degmo,waxaana la sheegay inay arintaasi ka dambeysay ka dib markii ay galeen rag badan oo Alshabaab looga shakiyay.

Dadka ku sugan degmada Mandheera ayaa sheegaya in la xirayo dadka aan la aqoon ee ku sugan degmadaasi,iyadoo baaritaano lagu sameynayo xaafadaha Degmada Mandheera.

Inkastoo masuuliyiinta Kenya aysan ka hadlin arinkaasi haddana saraakiil Soomaali ah ayaa sheegay in muddo kooban ka dib la furi doono xadka labada degmo u dhaxeeya.

Amaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay ,waxaana socda baaritaano ay sameynayaan ciidamada Dalka Kenya,waxaa sidaa yirimid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Muqdishonews.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...
images Miino lagu arkay buundo ku taala Muqdisho iyo waddooyin la xeray
- May 23, 2013
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada ...
13715 Khaatuma oo wax dan u ah Jubbaland ka dalbatay dowlada Somaliya
- May 23, 2013
Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan ...
13714 Maxaa iminka ka socda magaalada Wajeer la soco oo aqriso
- May 23, 2013
Magaalada Wajeer ee Gobalka NFD ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan inuu halkaasi ...
Marka-Shabeelaha-Hoose DHAGAYSO:- “Marka wax ka jira malahan dadkii qorayna baaritaan ayaan ku wadnaa”
- May 23, 2013
Gudoomiyaha degmada Marka ee Shabeelaha Hoose Maxamed Cismaan Yarisow oo la hadlay warbaahinta ayaa ...
Baarlamaanka2 DHAGAYSO:- Xildhibaano aan ku qanacsaneyn waxii shalay dhacay
- May 23, 2013
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay fashilkii shalay ...