Xabsiga Dhexe ee Boosaaso iyo Hotelka Wasiirka amniga oo la weeraray+Faahfaahin

Inta Akhrisatay :5213

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay weerar ku qaadeen hotelka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari uu ku leeyahay wasiirka amniga ee maamulka Puntland.

Kooxo hubeysan oo aan la garanaynin halka ay ka yimaadeen ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen hotelka iyo xabsiga dhexe eemagaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Mid ka mid ahaa ilaalada Hotelka ayaa la sheegay inuu dhaawac soo gaaray ka dib markii kooxaha hubaysan iyo ilaalada uu dhexmaray dagaal muddo daqiiqado ah socday kadib.

Hotelka uu leeyahay wasiirka amniga Puntland ee ku yaala magaalada Boosaaso ayaa la sheegay in ugu horeyn weerarka uu ka dhacay,iyadoo markii dambe weerar kale lagu qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka Puntland oo ku aadan weerarkaan xalay ka dhacay saldhiga Boosaaso iyo hotel uu leeyahay wasiirka amniga ee Puntland.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

index Muwaadin Somaliyed oo toorey ku dilay askari oo xukun lagu riday
- May 18, 2013
Mohamed Abdulkadir Osman,Waa muwaadin Soomaali Britain ah,waxaana lagu eedeeyay fal ah inuu Aalada tooreeyda ...
Ruto Kenya oo danaheeda darteed u dalbatay in la kordhiyo ciidamada AMISOM
- May 18, 2013
Sida uu baahiyay Jaraa’id ka soo baxa dalka Kenya madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ...
13607 Xiliga lagu dhawaaqayo golaha wasiirada Jubbaland oo la shaaciyay
- May 18, 2013
Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu soo magacaabay ...
hargaysa Maxaa saaka ka socda magaalada Hargaysa iyo deegaanada ku xeeran
- May 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargaysa iyo magaalooyinka kale ee waaweyn ee maamulka Somaliland ...
2013517124014937734_20 Qaraxyo ka dhacay labo masjid iyo tirada dhimashada oo sii korortay
- May 18, 2013
Booliska ayaa sheegay in labo masaajid oo ku yaala waqooyi galbeed dalka Pakistan in ...
893-1dRl91.St.55 Maxkamad ku taala dalka maraykanka oo xukun sanado ah ku riday gabdho Soomaaliyeed.
- May 17, 2013
Labo gadhood oo Soomaali ah ayaa waxaa xukun sanado ah ku riday maxkamad ku ...
Bok Ciidamada Nigeria oo bilaabay weeraro ka dhan saldhigyada Boko Haram.
- May 17, 2013
Ciidamada amaanka ee Nigeria ayaa bilaabay inay howlgalo ka dhan ah kooxda boko haram ...