Ciidamada Burundi oo qarax lagula eegtay suuq ku yaala magaalada Marka ee G/Sh/Hoose.

Inta Akhrisatay :4199

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwo ka socda dalka Burundi ayaa qarax lagula eegtay halkaasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel suuq ah oo la sheegay inay ciidamada kasoo laabteen,iyadoo qaraxa kala lagula eegtay buundo ku taala magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Lama oga qasaaraha qaraxa ka dhashay iyadoo ciidamada dowlada AMISOM ay rasaas fureen qaraxa ka dib,mana jirto wax faahfaahin ah oo laga helayo rasaasta ay ciidamada fureen qaraxa ka dib.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada AMISOM ay rasaas ku fureen gaaro Homy ah oo ay la socdeen dad shacab ah ,inkastoo aan la helin faahfaahin intaasi dhaafsiisan.

Ciidamada AMISOM ayaa xiligii la qarxinayay waxaa la sheegay inay kasoo laabteen dukaameysi,mana jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka iyo AMISOM.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...
index DHAGAYSO:- Siidii “Baraawe iyo deegaanada kale ayaan weerar ku nahay”
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay howlgaladii ugu ...
Kismaayo Garoonka Diyaarad DHAGAYSO:-Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo arimo gudigooda laga sugayay ka shanqariyay
- May 25, 2013
Xildhibaano Cabdulaahi Yuusuf "Alankey" oo kamid ahaa xildhibaanadii ku jiray gudiga dowlada Soomaliya ay ...
asa Maxaa saaka ka cusub waqooyi beri dalka Nigeria+ Akhriso
- May 25, 2013
Ciidamada Nigeria oo la sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay lahaayeen Boko Haram. Ciidamada amaanka Nigeria ...