Ahlu sunna oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Alshabaabka Galgaduud

Inta Akhrisatay :3783

Ururka Ahlu Sunnada gobolda dhexe oo ku baqay dalgaal ka dhan Alshabaabka ku sugan degmooyinka goboladaasi,si Alshabaab looga wada saaro Alshabaab gobolka Galgaduud.

Sheekh Maxamed Cartan Shuuriye ,oo ka mid ah saraakiisha Ahlu sunna ee gobolada Dhexe ee dalka ayaa sheegay in Ahlu sunna ay diyaar u tahay la dagaalanka Alshabaabka ku sugan Galgaduud.
Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay inay baaq ujeedinayaan taasi oo ah in laga qabto dhibaatooyinka Al-Shabaab ay ku hayaan shacabka ku nool deeganada Gobalada Dhexe oo ay Shabaabka maamulaan.

Sheekh Maxamed Cartan Shuuriye ayaa sheegay in Ururka Al-Shabaab ay dhibaatooyin adag ku hayaan shacabka ku nool Gobalada dhexe loona baahan yahay in wax laga qabto.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka Alshabaab taasi oo ku aadan inay jiraan eedeymaha loo jeedinayo ee ah inay dhibaateeyaan dadka rayid ah ee ku sugan gobolada dhexe ee dalka.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

kismaayoAargada Banaanbax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo
- May 19, 2013
Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada kuwaasi ...
dhadhaab Afar ajaaniib hayad u shaqeynayay oo la afduubtay maanta.
- May 19, 2013
Wararka naga soo gaaraya xeryaha Dhadhaab ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay afduubteen shaqaalo ...
nairobi Nin iyo xaaskiisa oo maanta lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya
- May 19, 2013
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inay dileen nin ...
jowhar_iyo_amisom1 Maxaa ka cusub magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe+ Akhriso
- May 19, 2013
Waxaa habeenimadii xalay magaalada Jowhar ee Xarunta Shabeelaha Dhexe ka dhaqan bandow ciidamada amaanka ...
garowe_puntland_galleryfull Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Garoowe ee gobolka Nugaal
- May 19, 2013
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal kooxo hubaysan ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta labaad ee aasaaskii ururka Boko Haram
- May 19, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
ciidamo-al-shabaab DHAGAYSO:C/Risaaq Caweer Cumar oo beeninaya hadal ay sheegeen Alshabaab
- May 19, 2013
Gudoomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay sheegashada Alshabaab ee ku aadan ...