Weriyaasha Nairobi oo ciyaar kubadda cagta ah ku xusay Sanad Guuradii 3 aad ee Horyaalmedia.com+SAWIRO
Weriyaasha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa shalay gelinkii dambe ciyaar kubadda cagta ah oo ay ugu dabaal dagayeen xuska sanad guuradii 3 aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay webseedka Horyaalmedia.com waxa ay ku qabteen garoonka kubadda cagta Khaliif oo ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.







