Digniin loo jeediyay waalidiinta caruurtooda ka tahriibiya dalka Soomaaliya Akhriso

Inta Akhrisatay :8463

Waxii ka dambeeyay markii baarlamaanka dalka Liibiya ansixiyeen in la toogtaa qof walbaa oo si tahriib ah ku galaya dalkaasi ayaa waxaa sii kordhay cabsida heysata dadka Soomaaliyeed ee tahriibka ku geli jiray dalkaasi.

Safaarada Soomaaliya ee dalka Libya ayaa digniin u jeediyay dhalinyarada dooneysa inay tahriib ku galaan dalkaasi iyo waalidiinta caruurtooda dhaqaalaha ku bixiya si ay u gaaraan dalalka qaarada Yurub.

Safiirka Soomaaliya ee Libya Cabdiqani Maxamed Waceys,oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in waalidiinta uu u sheegaya in safaarada aysan waxba ka qaban karin dhalinyarada lagu dalkaasi inta si tahriibka ah ku galayaan dalkaasi.

Wuxuuna u jeediyay dhalinta Soomaaliyeed inay iska joogaan dalkooda islamarkaana ay ka shaqeystaa sida uu hadalka u dhigay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Libya.

Arintaan ayaa imaanaysa iyadoo wasaarada arimaha dibada ay sheegtay inay wado qorshe ay shaqo ugu bauureyso dhalinyarada Soomaaliyeed.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdi ahmed, bacmadow says:

    Aniga waxan ahay ganacsade ka shaqeeya s sudan usbuuci dhawaa 5 dhalinyaro soomali ah aan u fududeeyay sidii ay dib ugu laaban la- haayeen dalkooda hooyo gawaari aan leeyahay ayaa saaray ilaa kenya kadib ayagaa ka sii bixi doona magalada aan ka soo qaaday waxa la yirah wow waxan kenay juba maantana uganda border nimle ayee ka gudbeen mahadsanid




Wararkii U Danbeeyay

Xumi Cali Aadan Xumad afhayeenka AMISOM oo arimo la hadal hayo ka hadlay
- May 21, 2013
Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda ...
Garoowe Puntland iyo Australia oo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo Puntland anfacaya
- May 21, 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in Dowladda Australia ay kaalin ...
sasas “Mooshin keene iyo miino aase, waa iskugu keen mid”+ Daawo sawirada
- May 21, 2013
Banaanbaxayaal watay boorar ay ku qornaayeen erayo ay kamid yihiin “Mooshin keene iyo miino ...
images Halista Dagaal dhexmari kara Axmed Godane iyo saraakiisha kale ee Alshabaab
- May 21, 2013
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii tolaayay khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya ...
Heli Muqdisho:-Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay isaga oo kusugnaa hooygiisa agtiisa
- May 21, 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ...
raaskambooni DHAGAYSO:-Maxay ahaayeen ciidamada booliska ee Kismaayo kusoo kordhay
- May 21, 2013
Tan iyo maalintii shalay shacabka magaalada Kismaayo waxay la yaab ku noqotay markii ay ...
faroole Faroole “Dowlada waxaan leeyahay haddii maamulada aad soo dhaweynweysaan idinkaa cirka roob ku og”+DHAGAYSO
- May 21, 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay arimaha maamulada kusoo kordhaya gobolada dalka ...