Thursday, April 24th, 2014

Dhagayso Safaarada Soomaaliya oo ka hadashay maalin kasta Soomaalida kasoo laabata Kenya.

Saraafada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegtay in maalin kastaa dhalinyaro badan oo Soomaali ah ay kasoo laabtaan dalkaasi Kenya ayna soo gaareen dalka Soomaaliya.

Maxamed Cali Americo,safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegay in waxii ka dambeeyay markii amarka uu kasoo baxay dowlada Kenya dhalinyarada Soomaalida ay bilaabeen dib ugu laabashada dalka.

DHAGAYSO SAFIIRKA OO KA HADLAYA

2 Responses to Dhagayso Safaarada Soomaaliya oo ka hadashay maalin kasta Soomaalida kasoo laabata Kenya.

  1. Ahmed says:

    Ninba dalkiisa wax u dhaamo ma jiro.

  2. Abdifitah says:

    Nin waliba dalkisa ayuu dad ku yahay in la laabtaa waa muhim dalkeena nabad allaha inooga yeela

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>