Bulshada Beledweyne iyo waxqabadkooda isbitaalka magaalada +Dhagayso

Inta Akhrisatay :4082

Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa u istaagay wax ka qabashada isbitaalka magaalada Beledweyne oo dhawana hayada MSF ay joojisay howlihii ay ka heysay.

Odayaal iyo haweenka ku dhaqan magaalada ayaa waxay gaarsiiyeen isbitaalka dhaaalo ay iska soo ururiyeen oo loogu talo galay in wax loogu qabto isbitaalka magaalada.

Qaar ka mid ah dadkii isbitaalka dhaqaalaha ku wareejiyay ayaa sheegay inay u mahad celinayaan dhaqaatiirta taasi oo lu aadan sida ay ugu dhabar adeegeen wax u qabashada bulshada magaalada.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...
index DHAGAYSO:- Siidii “Baraawe iyo deegaanada kale ayaan weerar ku nahay”
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay howlgaladii ugu ...
Kismaayo Garoonka Diyaarad DHAGAYSO:-Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo arimo gudigooda laga sugayay ka shanqariyay
- May 25, 2013
Xildhibaano Cabdulaahi Yuusuf "Alankey" oo kamid ahaa xildhibaanadii ku jiray gudiga dowlada Soomaliya ay ...
asa Maxaa saaka ka cusub waqooyi beri dalka Nigeria+ Akhriso
- May 25, 2013
Ciidamada Nigeria oo la sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay lahaayeen Boko Haram. Ciidamada amaanka Nigeria ...