Kusimihii Madaxii dambi baarista magaalada Benghazi oo la afduubtay

Inta Akhrisatay :5616

Sida ay sheegeen masuuliyiin liibiya ,waxaa la afduubtay kusimihii madaxa waaxda dambibaarista magaalaada Benghazi ee dalkaasi Libya.

Abdelsalam al-Mahdawi ayaa lagu afduubtay magaalada Benghazi ,iyadoo aan la ogeyn cidda ka dambeysay afduubkiisa.

Ashour Shwayel,wasiirka arimaha gudaha dalkaasi ayaa sheegay inay rajo ka qabaan soo badbaadinta masuulkaasi iyo soo qabashada dadbiilayaasha afduubta geystay sida ay baahisa wakaalada wararka ee AFP.

Saraakiisha dalka liibaya ayaa u hanqal taagayay si ay u sugaan amaanka dalkaasi waxii ka dambeeyay markii xilka laga tuuray Muammar Gaddafi  sanadkii 2011.

Bishii November ,ee lasoo dhaafay madaxii ciidamada booliska ee Benghazi ayaa lagu dilay shirqool kadib markii la dilay.

Inka badan Daraasiin madax kale oo ka tirsan laamaha amaanka ayaa lagu dilay Benghazi sanadkii lasoo dhaafay.

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa u sheegay wakaalada AFP in dambi baarayaasha ay leeyihiin cadow badan.

 


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

boko-haram DHAGAYSO:Qeybta labaad ee aasaaskii ururka Boko Haram
- May 19, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
ciidamo-al-shabaab DHAGAYSO:C/Risaaq Caweer Cumar oo beeninaya hadal ay sheegeen Alshabaab
- May 19, 2013
Gudoomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay sheegashada Alshabaab ee ku aadan ...
barlamaan DHAGAYSO:Mooshinkii ka dhanka ahaa Saacid oo lagu tilmaamay awooda baarlamaan
- May 19, 2013
Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay aragtidiisa ku aadan mooshinkii ay dhawaan gudbiyeen ...
index DHAGAYSO: Wafdigii ka socday IGAD waxii ay kala kulmeen Kismaayo
- May 19, 2013
Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose gaaray wafdi ka socda urur ...
Oaksioa Haweenay Siyaasi ahayd oo la dilay+ Faahfaahin qaabka dilka uu u dhacay
- May 19, 2013
Xubin sare oo ka tirsaned xisbiga siyaasada ee uu hogaamiyo Imran Khan ayaa geeriyootay ...
boko-haram Dhagayso:Qeybta koowaad Taariiqa Aasaska kooxda Boko Haram
- May 18, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
2013222213459142621_8 Dowlada Kenya oo fariin ku aadan ka qeyb qaadashada dagaalka shabaab u dirtay Nigeria.
- May 18, 2013
Madaxweynaha cusub ee bishii April ee sanadkaan 2013 shacabka Kenya door bideen inuu daadihiyo ...