Ila Qosol: Farxiya Fiska oo hambalyo Aroos u beddeshay Tacsi (Daawo Video)
Muuqalkan oo qosol badan leh waxaad ku daawaneysaan Fanaanadda Farxiya Fiska oo ka qoslisay fanaaniin kale oo barnaamijka Caweyska London kala qeyb galaayay.
Fiska ayaa waxa ay rabtay in ay u hambalyeyso Ikraan Caraale walaasheed oo la guursaday hase yeeshee badalkii ay ka dhihi laheyd “waa u hambalyeynaa” ayay ka dhahday “Waa u tacsiyadeneynaa gabadhaas” taas oo aad uga qoslisay Ikraan Caraale iyo Nimco Yaasiin oo barnaamijka kala qeyb galaayay.
Daawo muuqaalkan hoose adigaa qosli doonee.









Fiska marka ay warkaas dhaheysey ma aheyn qof caadi ah.
Carabka aya ka dafay
mise in aay ka qoslisiiso ayey ka rabtay
waxan u maleyna maalmahan in aay tacsi le u fa dhiday
KKKKKKKKKKKKKKK WALAAHAY WAA WAX LAGU QOSLO FARXIYA FISKA KHALKHAL BAA KU DHACAY. XAGA MASKAXDA AH.WAY MAMARQAANSANAYD WAXOOGAA BACBACLEEYAANA WAY KU SOO DHUFATAY MARKAA YAAN AAD LOOGU FIIRSAN
Kkkkkkkkk run ahaaanti fiska ilama aha in ay utiraahday hadal kaan mid ku tala gal ah wayo qufka bini aadamka ah mar mar ayu hawada ka bixi karaa shaqsi walaiba hafikiro mel ay farxad ka jirto oleysu hambal yeyna majiro quf jecel in u murug ubadelo marka fikrad ahaanteda kkkk fiska hdl kaan wuka soo fakaday
kkkkkkkk dadka mar wa qal domi kara marka wax lola yabo ma ahan aya dhihi lahay
Fiska marka sidaa dhahday Sheydanka xita waa kugu qoslay,
qofka bilaadanki waa khaldamaa lkin waxa la yaab leh ninka isku hawlay ee afka inanta eegaya. lkin maaha ceebtiin waa cadadiin hadaad tihiin reer xamar sida dumarka ayuunbad ka shqaysaaan war iyo hablaayo sidaa tidhi, lkin waa laga qurux badan yahay inantan aflagaadada ka daaye oo shaqo kle yeeshe rag waawaynbad tihiine
Waar waa la qaldamikaraa!macno meesha ku jiraa ma hayo anuu!hadaanu ninkan isku hawlay mushahar ku qaadan dabo dhuslaynta iyo basaasida xidigadan qaaligaa!kkkkkkk war malaaa ninkii bashiir ee milgaha iyo maamuuska somalyed meel kaga dhacay markuu inanta heesta xun u qaaday ayaa soo diray basaaaaskan!waaar ka hadh bakhtiyoow guntiiii inanta!
Waxaa umalaynayaa inay qosol uun ulajeeday
kkkkkkkkk ayaga ayaa qarxi marka wey isku dhax yaacaday awoowe
Horta sideeda bili aadanka waa qaldamikaraa lkn waxaan kayaabanahay inanta waxa dadka dabadhiga gaar ahaan ragga reerkeedi ayaga ayaa ka dumiyay haddana wali wey dabasodaan waxaan dhihi lahaa camal kale yeesha
qofku waa qaldami karaa balse waxaan dhihi lahaa raga isku howlay iney kadaba shaqeyaan gabadhan ragow ogaada gabari waa kudhashay ama waakula dhalatay ama wad dhashay ubaq kuwaas wayo waa lagaa jaasin doonaa
waryada waxad mesha ku haysan kala taga quftasi ilah haka cabsato o dharkeda ha xirato
Kkkkkkkkkkk horta farxiya waxay hada iskoor ka haysata dhanka madadaalada marka wax lala yaabo ma aha inay dad ka qosol siiso xata xoolahay ka qosolsinaysa
Kkkkkkkkkkk sas waye
Waa ok hhh kkkkkkkk
Run ahaanti farxiyo wa fanaanad cod mcn mise na ku dhe hantahay farxad kkkk wlh horta nimco yasiin iyo ikraan caraale adbey u qosleen kkkkk wax kalana ma ahan fiska marki ay makarofan qab satay indha ha kasoo qeb galayaasha xaflada waxee so egeen fiska hadan hdl an la fileen aya ka so baxa fiska mar yaaanan lo bixin qalada wu dhaca lkn waxu ukala baxa mid kutala gal ah iyo mid anan ahayn
dharka haleskadhigo ayan qabaa aniga thanks.
Farkeliya foolmadhaqdo ee faarey bixisaa farxiyo fiski dhalinta iska daaye anago 50 jir ah aan jeclaney
Farkeliya fool madhaqdo faareyse bixisaa, farxiyo fiski inago da,ah hurdada naga kicisey ee dhalinyarow gabadha hala taageero
Waqufwanagajecel wanatageersanahay fiski ma arkin quflamid ah guuleeyso fiski
nimcoyaasiin iyo ikraan caraale waxay ka qaraarsanyihiin farxiyo fiska oo ku dhaaftay qurux iyo cod oo aan marnaba lagaarinkarin noolow fiska
waxaan odhan lahaa hablahn hawiye maxaaa loogu sheegay qabiilka layidhaa isaaq ee ay kaga wareegayaan waxaa hubaala ina raga isaaqu ay mudan yihiin maamuus iyo sharaf waayo waxaad ka garataa sida ay u jecel yihiin hormuudka hablaha hawiye ee f.fiska iyo ikraan caraale labadoodana waxaa qaba rag isaaqa kkkkkkkkkk cajiiiiiiiiiiiib!
masha allah fiska wa farxadeyda wa boqorada qarnigan waxan leyahay noolow abayo cadowgagana cagta hoosted masakinta bilaa cmlka ah waxan ushegaya caradina ladhinta cml haku mashqulin
waxan dhihilahaa fiska noolaaw jirow jog waligaa
kkkkk waxa yableh kuwa goslaa fiska yabmalaha gulayso farxiyey
kkkkkkkkkkkkk fiska layaabmalah wagaldami karta balse waxa yableh kuwa ag fadhiya oo madaxa fednaa o goslaayey waxakadaran kuwa dawanaya inata afkeda itaqulaaha xeythu makuntum
kkkkkkkkkk fiska yabmalaha wagaldamikarta balse waxa layaableh kuwa agfadhiyey oo madax fedna ee goslayey waxa kadaran kuwa daawada marwalba inta oo qaawan indhihina kalaabta itagu laah xteythu maakuntum waxan oranaya fiska marwalba kudadal xijaabka ha isgaawinin
Dabcan fiska hadalkaas kutalagal uma dhin wax lalayaabon ma.ahan fiska bini aadam kama badna wayna gafi kartaa axx alaa maa wax labun buniya shid! walaahi aad ayan uga xumahay taasina qalada ma.ahan waa taageraha fiska
Kkkkkk waxaan dhihi lahaa magafe waa ilaah marka fiska ha u qabanina wey kasoo fakateeeeee
kkkkkkkk
kk f.guul saaswaye
halmaan hadal kuma jiro way qaldantay waa bini aadam uma ayna jeedin kkkkkkkkkkk
Micnaha waxan ahay fanaan caan ah waxan rabo ayan kuhadlaa sidaan dadka uga qosolsiyo ayey kawadaa cml kkk…lol…
Kkkkkkk farxiyo waxa lii yaaha iin fanka iska diso waxa ilaahi uu baryena in ka so ha nuune fanka amiin amiin
Kkkkkkk farxiyo waxa le yaaha iin fanka iska diso waxa ilaahi uu baryena in ka so ha nuune fanka amiin amiin
aniga fikirkeyga waxan odhan lahaa biniaadanku waa khaldamaaye farxiya fiska daaya waa quruxleyda fanaaninta gabdhaha soomaliyed noolow farxiya fiskay SPC ME I LOVE YOU AS YOU ARE,thanks.
Asc dhilinta walalaheyga ah ee soomaliyed waxan kulatalin lahaa inaysan uriyaaqin oo muuqaaladaas foosha xunna indhahooda ay kalaabtan tankale gabadha isqaawiseyna ilaah haka baqdo ayaan leeyahay
asc somaliya daba ka huray dagal culusba ka jira daryeel wadankii ma helin gaalba soo diririglo durban baa lo tumanaya dibnahey ku hadaqayan awoda ala lahe dumarkii qiimaha lahaa ugaandhesba kufsaday dadnimo waa laga durgee dunidan waxaa qaribay shabaab daman weyno donaya dhiiga caruurtii qalqalay taa waxaa ka sii daran caradow ino qaba dadkan xumuhu dabolow qabiil daba ordayow dulugiyo munaafaqu isku meherad weye yurubey hanagu digan madaafiic diryantan kaa magan galaye caruurteni dibadaha qaarkod ku lumaye dhaqankodi iibsaday dumar daa warkode cadanko la racey rer magal nima modan tacsiban diraya dad yahow dhagesta dibad qiima malahano waa dhaqan doris dhalankeni rogaye rag iyo haweynow dalkino imatan dowladnimada qadan qoraygo la tuuriyo qalinko la qata qaranimo la gara qalad waye qurbaho la joge qiira key qadow qaran nabada qiima wacanban qurux eeba siya muqdisho naleysan so dhawada lenahay qurba joogtaye maa kuu qorshaa