Dhagayso Waxyaabihii kasoo baxay xoghayah arimaga dibada Ingiriiska iyo Soomaaliya
Waxaa maanta magaalada London ee dalka Ingiriiska ku kulmay xoghayaha arimaha dibada ee dalka Ingiriiska iyo wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ,iyagoo ka wada hadlay arimo dhowr ah.
Labada masuul oo markii uu kuilankooda soo dhamaaday kadib ayay saxaafada la hadleen ,waxayna ka warbixiyeen waxyaabihii ay ka wada hadleen.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.








xukuumadihii idinka horeeyay, waxaa mid kasta waqtigiisa ku dhammeystay ayagoo dhahaaya mudo dhaw ayaan fureynaa safaarada ingariiska.Fadhlan,idinkana sidaa oo kale ha noqonina.
Hada ayaa ay somalia cagta dhigtey jidhkii guusha,Gabartana waa qof sidii ay balanqaadey wax u qabanaysa,khibradeeda iyo xidhiidhka aya la leedahay aduunkana uga faaiideyneysa dadkeeda,hadal uun ma noqonayso sida aan filaaayo waayo qoftan wasiirka ah waa mid meesha ay gacanta u qaado heer sare gaadhsiisa,Ilahay ha ina xifdiyo