Shan ruux oo midkood canug yar yahay oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Paris.

Inta Akhrisatay :5070

Dab ka kacay dhismo ku yaala magaalada Paris ee dalka France ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada shan ruux oo  ku sugnaa dhismaha ,waxaana dadka dhintay ku jira canug yar.

Dhismaha ayaa ku yaala duleedka dhanka waqooyi ee magaalada Paris ee dalka France ,waxaana ku dhaawac bad badan.

Hor weyn ayaa marqura la arkay maanta oo arbaco ah aroortii,waxaana dadka dhintay ay ku sugnaayeen dhismaha,sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah dadka deegaanka.

18 oo uu ku jiro wiil yar ayaa dhaawacmay waxaana dhamaantood la dhigay isbitaal ku yaala magaalada Paris,waxaana goobta soo gaaray 100 ka mid ah kooxaha dab damiska,waxaana ay dabka daminayeen iyaga oo isticmaalaya jaranjarooyin si ay u badbaadiyaan dadka  ku jira dhismaha.

Mid ka mid ah dadka dambiyaasha ay oo la hadlayay TV French ayaa sheegay in dhismaha aysan waxbadan gaarin laakiin aysan cadeyn Karin ilaa iyo iminka waxyaabaha keenay in dabka uu kaco.

Labo ka mid ah dadka dab damiyaasha ah oo dhaawac uu kasoo gaaray dab ayaa qeyb ka ah 18 ruux eek u dhaawactay dadka ka kacay dhismaha ku yaala Paris,waxaana ugu dambeyntii dabdamiska ay ku guuleysteen inuusan faafin.

_65037107_fireparisafp


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

Somalia Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
- May 24, 2013
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo ...
images Kenya oo looga digay taageerada maamulka Jubbaland.
- May 24, 2013
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay inay dib kaga fakarto taageerada ay siinayso maamulka ...
asasd Siyaasiga Xasan Maxamed Cismaan [Xasan Xaaji] oo Ku Dhawaaqay inuuu Yahay “Madaxweynaha” Jubbaland?
- May 24, 2013
Iyadoo maalinba maalinta kadambeysa ay sii kordhayaan tirada siyaasiyiinta ku dhawaaqaya inay yihiin madaxweynaha Maamulka ...
asada Dowlada Kenya oo laga dalbaday bilowga diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed.
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday inay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga ...
_67788422_018096031_ap Weeraro ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay.
- May 24, 2013
Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku ...
13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...