Wednesday, April 16th, 2014

Website Cayaareed cajiib ah oo hawada soo galay

Dhammaan bahda jecel cayaaraha, waxaa loogu bishaareenayaa billowga website-ka cusub ee www.kubadle.com, oo ah website hawada soo galay 1-da January 2013.

www.kubadle.com waa website kaliya u gaar ah kubadda cagta caalamka, oo aad loola dhacay Waxa uu in badan kaga duwan yahay website-yada kale ee cayaaraha ka faalooda, waayo ma qoro oo kaliya wararka, balse waxaad ka daawan kartaa video-ga cayaar kasta oo dhacda iyo waliba ayada oo live ah iyo taariikho hore.

Website-ka cususb ee www.kubadle.com, waxaa sidoo kale uu soo gudbiyaa barnaamijyo u saamaxaya aqristayaasha inay ku guuleystaan abaal marino, sida barnaamijka saadaasha cayaaraha oo lagu helo lacag aad u badan.

Haddaba booqo adaa ka heli doonee shabakadda cayaaraha ee www.kubadle.com

banner

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com

 

One Response to Website Cayaareed cajiib ah oo hawada soo galay

  1. axmed says:

    waadkumahadsantihiin inaadnoosoogudbisaan ciyaarahadhacamaalin kasta[mahadsanid]thankyou

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>