Wareysi xiiso leh oo lala yeeshay fanaaniin caan ah + DHAGEYSO

Inta Akhrisatay :18915

Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da  oo dadweynaha ay u Codeeyeen in ay tahay Idaacad Barnaamijyo soo saarayaal tayo leh Uruursatay, ayaa Todobaadkan wexey soo gudbisay Wareysiyo Shaqsiyaad Bulshada Magac ku leh ay horey ula yeelatay.

Barnaamijka Caweyska Washington oo kamid ah barnaamijyada loogu jecelyahay Idaacaddaas ayaa todobaadkan waxaa lagusoo gudbiyay Wareysiyo horey loola yeeshay Fanaaniinta Khadiijo C/llaahi Daleys, Seynab Cige, iyo Fanaanka C/risaaq Axmed Faarax (Gaadaco).

Barnaamijkaan oo inta badan ay soo wada saaraan Caasho Ibraahim Aadan iyo Falastiin Axmed Xaaji ayaa todobaadkan xiiso xambaarsan maadaama sanadkii tagay lagu sagootiyay.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.

Barnaamijkaan wuxuu mudanyahay in marar badan dib loo dhageysto maadaama soo saaraha uu juhdi badan ku bixiyay in barnaamij qurux badan ay inoosoo gudbiyeen.

Xigasho http://www.voasomali.com

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

boko-haram Dhagayso:Qeybta koowaad Taariiqa Aasaska kooxda Boko Haram
- May 18, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
2013222213459142621_8 Dowlada Kenya oo fariin ku aadan ka qeyb qaadashada dagaalka shabaab u dirtay Nigeria.
- May 18, 2013
Madaxweynaha cusub ee bishii April ee sanadkaan 2013 shacabka Kenya door bideen inuu daadihiyo ...
magaalada-kismaayo Arimaha ka taagan Kismaayo oo aragtiyo laga bixiyay iyo hadalka Daahir Ciiro
- May 18, 2013
Deeganada Jubbooyinka oo xilagan uu ka taagan yahay khilaafka dhanka maamulka ah ayaa waxaa ...
13614 C/Naasir Seeraar oo eedeeyay gudi dowlada ay u magacaawday arimaha Jubbooyinka
- May 18, 2013
Masuuliyiinta maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa eedeen ujeediyay Wafdiga Xukuumadda ay udirtay magaalada ...
KISMAAYO Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo wadahadal la leh maamulka Kismaayo
- May 18, 2013
Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD ee maanta  ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada ...
index Muwaadin Somaliyed oo toorey ku dilay askari oo xukun lagu riday
- May 18, 2013
Mohamed Abdulkadir Osman,Waa muwaadin Soomaali Britain ah,waxaana lagu eedeeyay fal ah inuu Aalada tooreeyda ...
Ruto Kenya oo danaheeda darteed u dalbatay in la kordhiyo ciidamada AMISOM
- May 18, 2013
Sida uu baahiyay Jaraa’id ka soo baxa dalka Kenya madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ...