C.Ronaldo oo kooxdiisi hore ka hor imaanaya +isku aadka Champion-ka

Inta Akhrisatay :8151

Waxaa goordhow lasoo gaba gabeeyay isku aadka horyaalka qaarada Yurub ee Champion Leage iyadoona kooxo waa weyn ay isku aadeen.

Arsenal ayaa  ku aaday Bayern Munich, halka Man United ay ku aaday Real Madrid, sidoo kale Barcelona ayaa ku aaday Kooxda AC Milan.

Valencia ayaa ku aaday Paris Saint-Germain, halka Kooxda Shakhter Donestk ay kulan adag la yeelan doonto kooxda Borssia Dortmund.

Naadiga Celtic ayaa la dheeli doonta kooxda  Juventus halka Kooxda GALATASARAYay la ciyaari doonto kooxda FC SCHALKE

Isku aadka ayaa u dhacay sidaan

Valencia v PSG

Real Madrid v Manchester United
AC Milan v Barcelona
Shakhtar Donetsk v Borussia Dortmund
Arsenal v Bayern Munich
Porto v Malaga
Celtic v Juventus
Galatasaray v Schalke


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. siidow says:

    realmadrid josemurinho iyo c.ronaldo miyay ka tagirawan misa madada realmadrid maku fikiri donta in eey joojiso qilafka kadhax tagan koxda dhaxdeda c. ronaldo dib ma ugu lawan dona man uninted




Wararkii U Danbeeyay

boko-haram Dhagayso:Qeybta koowaad Taariiqa Aasaska kooxda Boko Haram
- May 18, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
2013222213459142621_8 Dowlada Kenya oo fariin ku aadan ka qeyb qaadashada dagaalka shabaab u dirtay Nigeria.
- May 18, 2013
Madaxweynaha cusub ee bishii April ee sanadkaan 2013 shacabka Kenya door bideen inuu daadihiyo ...
magaalada-kismaayo Arimaha ka taagan Kismaayo oo aragtiyo laga bixiyay iyo hadalka Daahir Ciiro
- May 18, 2013
Deeganada Jubbooyinka oo xilagan uu ka taagan yahay khilaafka dhanka maamulka ah ayaa waxaa ...
13614 C/Naasir Seeraar oo eedeeyay gudi dowlada ay u magacaawday arimaha Jubbooyinka
- May 18, 2013
Masuuliyiinta maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa eedeen ujeediyay Wafdiga Xukuumadda ay udirtay magaalada ...
KISMAAYO Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo wadahadal la leh maamulka Kismaayo
- May 18, 2013
Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD ee maanta  ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada ...
index Muwaadin Somaliyed oo toorey ku dilay askari oo xukun lagu riday
- May 18, 2013
Mohamed Abdulkadir Osman,Waa muwaadin Soomaali Britain ah,waxaana lagu eedeeyay fal ah inuu Aalada tooreeyda ...
Ruto Kenya oo danaheeda darteed u dalbatay in la kordhiyo ciidamada AMISOM
- May 18, 2013
Sida uu baahiyay Jaraa’id ka soo baxa dalka Kenya madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ...