Wararkii ugu dambeeyay dhacdadii ka dhacay xeebta degmada Garacad

Inta Akhrisatay :8099

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland ee dhinaca Badda iyo kooxo burcad budeed ah ayaa ku dagaalamay halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid markii ciidamada maamulka Puntland ee Mariiniska ay weerar ku qaadeen xeebta Garacad oo ay ku sugnaayeen burcad badeed.

Burcad badeeda ayaa la sheegay inay ku heysteen deegaankaasi barkab iyo shaqaalihii la socday taasi oo dhalisay in burcad beeda la weraro.

Diyaarado dagaal ayaa la sheegay inay ka qeyb qaateen dagaalka kuwaasi oo caawiyay ciidamada Mariiniska ee maamulka Puntland iyadoo aan si faahfaahsan loo heyn qasaaraha.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Mariiniska iyo kuwo Boolis ah ay ku hareeraysan yihiin degmada Garacad,kooxaha burcad badeedana ay gacanta ku hayaan markabkii.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa yiri “Sidaana mala sugayay inay ka dhacdo Xeebta degmada Garacad”


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

123 Odayaasha Dhaqanka Beesha Maxamud Hiraab oo Taageeray Maamulka Axmed Madoobe
- May 20, 2013
Waxgaradka Culumaa,udiinka Haweenka,Siyaasiyiinta Beesha Mohamud Hiraab (Duduble) ayaa baaq taageero ah u diray Maamulka ...
Xui a XIliga la qabanayo doorashada maamulka Ximan iyo Xeeb oo la shaaciyay
- May 20, 2013
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” oo shir jaraa’id ...
2 Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
- May 20, 2013
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta Seddexaad ee Taariiqda Boko Haram
- May 20, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
Shinaha Shiinaha iyo India oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan iyo hishiisyo ganacsi oo dhexmara.
- May 20, 2013
Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa maanta ka sheegay magaalada Delhi ee dalka India ...
asad Ciidamo boolis ah oo dhar lala yaabo xeran oo saaka lagu arkay Kismaayo
- May 20, 2013
Ciidamo badan oo ka tirsan booliska ayaa la sheegayaa in saaka magaalada lagu arkay ...
images Madaafiic xalay lagu gaaracay madaxtooyada iyo xaafado aan laga hurdin.
- May 20, 2013
Habeenimadii xalay waxaa dhawaqa madaafiic xoogan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ...