Wadada Maka Almukarama oo maanta ay ku dhinteen labo ruux Sabab?

Inta Akhrisatay :5746

Ka dib shil gaari oo ka dhacay wadada Maka Almukarama ayaa waxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Labo ruux ayaa la sheegaya inay ku dhinteen shilka gaari iyadoo sidoo kale dad kale ay ku dhaawacmeen shilka ka dhacay wadada maka almukarama.

Gaariga rogmaday oo ahaa nooca Kaaribta ayaa la sheegay inuu marayay wadada maka almukrama kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawac.

Dadka dhaawacmay ayaa waxay ahaayeen ilaa afar ruux kuwaasi oo la sheegay inay gaariga la socdeen.

Sidoo kale shil baabuur  ayaa sakaay ka dhacay deegaanka Gal galato ee duleedka magalaada muqdisho  oo gaari TM- ah  halkaasi ku gadoomay oo uu ku geeriyooday hal qof  halka  dhaawacuna intaas ka badan yahay.

wixii warar ka soo kordhana waxaad ku maqli doontaa ama ku aqrisan doontaa wararkeena danbe.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

2 Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
- May 20, 2013
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta Seddexaad ee Taariiqda Boko Haram
- May 20, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
Shinaha Shiinaha iyo India oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan iyo hishiisyo ganacsi oo dhexmara.
- May 20, 2013
Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa maanta ka sheegay magaalada Delhi ee dalka India ...
asad Ciidamo boolis ah oo dhar lala yaabo xeran oo saaka lagu arkay Kismaayo
- May 20, 2013
Ciidamo badan oo ka tirsan booliska ayaa la sheegayaa in saaka magaalada lagu arkay ...
images Madaafiic xalay lagu gaaracay madaxtooyada iyo xaafado aan laga hurdin.
- May 20, 2013
Habeenimadii xalay waxaa dhawaqa madaafiic xoogan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ...
13651 Alshabaab: Dhibaatada ka taagan deegaanada Jubbooyinka waxaa masuul ka ah…..
- May 20, 2013
Ururka Al-Shabaab ayaa markii uhu horeysay ka hadlay dhibaatada iyo xaalada la isla mari’ ...
Amisomk Gaadiid AMISOM ay leeyihiin oo wadada loo galay iyo dagaal dhacay
- May 20, 2013
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Shalanbood ee Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka ...