ONLF oo la sheegay in wada hadal lala galayo iyo Ethiopia oo hadashay

Inta Akhrisatay :8619

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Heila Marian Dieseling ayaa sheegay in Dowladda Ethiopia ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho jabhada ONLF ee dagaalka kala soo horjeeda.

Wuxuu sheegay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia inay diyaar u yihiin inay la hadlaan Jabhada ONLF ee Ogdania.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay si meesha looga saaro dagaalada udhaxeeya ONLF iyo Ethiopia muhiim inay tahay in wadahadal la galo.

Wuxuu tilmaamay inay wanaagsan tahay in wax waliba wada hadal lagu dhameeyo si meesha looga saaro dagaalka islamarkaana lawada sugayo natiijada wada hadalka wixii kasoo baxa.

ONLF iyo Dowladda Ethiopia ayaa muddo ku dagaalamaye meelo kala duwan oo kamid ah dalka Soomaaliya iyo dhulka Dowladda deegaan Soomaalida kilinka Shanaad.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ismacil says:

    Wan kaxumahey wada hadalka onlf lagalessa maxa yeley dowladda itobia marwaliba wa cadawga somaliya ha ogadan tass wana ogadigayya haddey laheshisso ma waxey ka amar qadanayan itobia wa yab ?




Wararkii U Danbeeyay

images Miino lagu arkay buundo ku taala Muqdisho iyo waddooyin la xeray
- May 23, 2013
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada ...
13715 Khaatuma oo wax dan u ah Jubbaland ka dalbatay dowlada Somaliya
- May 23, 2013
Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan ...
13714 Maxaa iminka ka socda magaalada Wajeer la soco oo aqriso
- May 23, 2013
Magaalada Wajeer ee Gobalka NFD ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan inuu halkaasi ...
Marka-Shabeelaha-Hoose DHAGAYSO:- “Marka wax ka jira malahan dadkii qorayna baaritaan ayaan ku wadnaa”
- May 23, 2013
Gudoomiyaha degmada Marka ee Shabeelaha Hoose Maxamed Cismaan Yarisow oo la hadlay warbaahinta ayaa ...
Baarlamaanka2 DHAGAYSO:- Xildhibaano aan ku qanacsaneyn waxii shalay dhacay
- May 23, 2013
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay fashilkii shalay ...
Prof-Jawaari-620x330 DHAGAYSO: Qaabkii shalay seefta uu kaga badbaaday R/Saacid
- May 23, 2013
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay la hadal hayay mooshinka ka dhanka xukuumada Soomaaliya iyo in ...
_67764638_67764633 Muwaadiniin u dhashay Maraykanka oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen duqeyn diyaaradeed.
- May 23, 2013
Qareen u hadlay dowlada maraykanka ayaa sheegay in afar muwaadin oo American ah ay ...