Jawiga Magaalada Jowhar sida uu yahay iyo wararkii ugu dambeeyay la soco

Inta Akhrisatay :3068

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka socdaab baaritaano ay sameynayaan ciidamada huwanta ee ku sugan Jowhar.

Ciidamada dowlada ayaa la sheegaya in saakay baaritaano ay ka sameynayaan xaafada Hantiwadaag iyo Kulmis halkaasi oo ay sheegeen inay ku sugan yihiin haraadiga Alshabaab.

Habeenimadii xalay xaafada Kulmis gaar ahaan agagaarka hayada MSF waxaa ka dhacay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwasi oo markii dambe rasaas badan ay fureen.

Ciidamada ayaa waxa la sheegayaa in guri walbaa ay galayaan ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan magaaladaasi.

Maalintii shalay ciidamada huwanta ayaa waxay soo qabteen bam ku jiray “Caag seddexle” kaasi oo la dhigay xarunta gobolka sida uu sheegay Afhayeenka maamulka Shabeelaha dhexe Daa’uud Xaaji.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

Somalia Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
- May 24, 2013
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo ...
images Kenya oo looga digay taageerada maamulka Jubbaland.
- May 24, 2013
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay inay dib kaga fakarto taageerada ay siinayso maamulka ...
asasd Siyaasiga Xasan Maxamed Cismaan [Xasan Xaaji] oo Ku Dhawaaqay inuuu Yahay “Madaxweynaha” Jubbaland?
- May 24, 2013
Iyadoo maalinba maalinta kadambeysa ay sii kordhayaan tirada siyaasiyiinta ku dhawaaqaya inay yihiin madaxweynaha Maamulka ...
asada Dowlada Kenya oo laga dalbaday bilowga diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed.
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday inay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga ...
_67788422_018096031_ap Weeraro ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay.
- May 24, 2013
Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku ...
13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...