Wafdi ka socda Dalka Jabuuti oo kasoo dagay Muqdisho

Inta Akhrisatay :3302

Wararka iminka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay kasoo dageen wafdi ka socda dowlada Jabuuti.

Wafdiga goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha waxaa hogaaminaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali.

Waxaa la qorsheynayaa in wafdigaan loo gudbiyo hotelka City Plaza halkaasi oo ay ku taalo safaarada Jabuuti ee Soomaaliya,waxaana iminka ay ku sugan yihiin  Garoonka.

Waxaa sidoo kale wararku ay sheegayaan in wafdiga ka socda Dawlada Jabuuti ay ka qeyb galaan fadhiga baarlamaanka Somalia maanta muqdisho ku leeyihiin kuwaasi oo goor dhaw tagi doona kulanka.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in la sugayo gudoomiyaha baarlamaanka Jabuuti islamarkaana laga sugayo xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

kismaayoAargada Banaanbax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo
- May 19, 2013
Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada kuwaasi ...
dhadhaab Afar ajaaniib hayad u shaqeynayay oo la afduubtay maanta.
- May 19, 2013
Wararka naga soo gaaraya xeryaha Dhadhaab ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay afduubteen shaqaalo ...
nairobi Nin iyo xaaskiisa oo maanta lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya
- May 19, 2013
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inay dileen nin ...
jowhar_iyo_amisom1 Maxaa ka cusub magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe+ Akhriso
- May 19, 2013
Waxaa habeenimadii xalay magaalada Jowhar ee Xarunta Shabeelaha Dhexe ka dhaqan bandow ciidamada amaanka ...
garowe_puntland_galleryfull Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Garoowe ee gobolka Nugaal
- May 19, 2013
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal kooxo hubaysan ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta labaad ee aasaaskii ururka Boko Haram
- May 19, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
ciidamo-al-shabaab DHAGAYSO:C/Risaaq Caweer Cumar oo beeninaya hadal ay sheegeen Alshabaab
- May 19, 2013
Gudoomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay sheegashada Alshabaab ee ku aadan ...