Dad rayid ah oo lagu dilay Magaalada Hama ee dalkaasi Syria

Inta Akhrisatay :3211

Warbixin laga soo saaray dagaalada wali kasii soconaya dalkaasi Syria gaar ahaan magaalada Hama ayaa la sheegay in lagu dilay dadkii ugu badnaa ee u dhashay dalkaasi todobaadkii ugu dambeeyay

Qarax lagu weeraray xaafada Aqrab ayaa dilay dad rayid ah islamarkaana dhaawacay ku dhawaad 125 ruux sidaasina waxaa sheegtay hayad u dooda xuquuqda aadanaha oo ka dhisan dalkaasi “SOHR”.

“Ma ogaan karno in mucaaradka ay ka dambeeyeen weerarkaan,laakiin hadii ay yihiin waxay ahaan doontaa markii ugu darneyd oodada rayid ah loo waxyeeleeyo dad rayid ah” ayuu sheegay madaxa  Hayada Xuquuqda aadanaha ee dalka Syria Rami Abdel Rahman.

Maagalada Aqrab waxay ku taala meel ku dhow Houla ,halkaasi oo ay ku badan yihiin Dadka Muslinka Suniga ah halkaasi oo 108 ruux oo ay ku jiraan 49 caruur ah iyo 34 haween ah lagu xasuuqay bishii May 25 keedii

Dhanka kale Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa sheegay in dowladaiisa ay hada wado xalinta xaalada dalka Syria gaar ahaan xalinta dagaalka ka dhaxeeya Mucaaradka iyo Al Asad.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

kismaayoAargada Banaanbax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo
- May 19, 2013
Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada kuwaasi ...
dhadhaab Afar ajaaniib hayad u shaqeynayay oo la afduubtay maanta.
- May 19, 2013
Wararka naga soo gaaraya xeryaha Dhadhaab ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay afduubteen shaqaalo ...
nairobi Nin iyo xaaskiisa oo maanta lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya
- May 19, 2013
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inay dileen nin ...
jowhar_iyo_amisom1 Maxaa ka cusub magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe+ Akhriso
- May 19, 2013
Waxaa habeenimadii xalay magaalada Jowhar ee Xarunta Shabeelaha Dhexe ka dhaqan bandow ciidamada amaanka ...
garowe_puntland_galleryfull Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay degmada Garoowe ee gobolka Nugaal
- May 19, 2013
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal kooxo hubaysan ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta labaad ee aasaaskii ururka Boko Haram
- May 19, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
ciidamo-al-shabaab DHAGAYSO:C/Risaaq Caweer Cumar oo beeninaya hadal ay sheegeen Alshabaab
- May 19, 2013
Gudoomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay sheegashada Alshabaab ee ku aadan ...