Saturday, August 23rd, 2014

Horjooge C/Qadir”Qofkii u sacbiyo Faroole Diinta ayuu ka baxay+Dhagayso.

Sheekh C/qaadir Muumin oo ah Horjooge dhanka borobogaandada u qaabilsan Argagixisada AL Qaacida ee somalia isla markaasna ku sugan gudaba Puntland ayaa waraysi uu siiyay warbaahin AL Shababka leeyihiin kaga hadlay arrimo badan oo ku aadan Puntland iyo qorshaha ay ka leeyihiin AL Shabab.

Ninkaan C/qaadir Muumin oo sanadihii dhawaa warbaahin ka jeedinayay hadalo kulul  ayaa Sheegay in Al Shabab ay u dhaqaaqeen Puntland isla markasna ay la dagalamayaan maamulka uu hogaaminaayo Faroole oo uu ku eedeyay inuu kaniisado ka dhisaayo gobolka Puntland isla markaasna xasbiyo sidoo kale ay ka hirgalinayaan oo lagu xero sida uu sheegay dadka Muslimiinta.

Wuxuu sheegay qofkii u sacbiso C/raxmaan Faroole hogaamiyaha Puntland ay diinta ka baxayso.

HALKAAN KA DHAGAYSO CODKA SH.C/QAADIR MUUMIN.

Halkaan ka dhagayso Codka Horjooge Cabdu qaadir muumin

Leave a Reply