Hadii la qabtaa Alshabaabka Jowhar ku dhuumaalaysanaya sidee la yeelaya +AMISOM

Inta Akhrisatay :2808

Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa si kulul kaga hadlay baaqna u jeediyay ciidamadii ka tirsanaa Alshabaab ee dhawaan ka baxay magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe.

Cali Aadan Xumad,Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in baaq u jeedinayo ciidamada Alshabaab ee dhawaan ka baxay magaalada Jowhar iyo degmada Mahadaay ee Shabeelaha Dhexe.

Waxaa uu sheegay in Alshabaab hadda ay ufuran tahay kaliya inay kusoo biiraan dhanka dowlada Soomaaliya islamarkaana ay qeyb ka noqdaan shacabka Soomaaliyeed.

Afhayeenka ayaa sheegay in Alshabaab ka hor inta aan lasoo qaban ay ufuran tahay kusoo biirida dowlada ,waqtigaana loo sameynayo dhaqan celin sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu sheegay in haddii lasoo qabtaa aysan heli doonin wax tixgelin ah islamarkaana maxkamad lasoo taagi doono laguna wareejin doono Nabad sugida.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

123 Odayaasha Dhaqanka Beesha Maxamud Hiraab oo Taageeray Maamulka Axmed Madoobe
- May 20, 2013
Waxgaradka Culumaa,udiinka Haweenka,Siyaasiyiinta Beesha Mohamud Hiraab (Duduble) ayaa baaq taageero ah u diray Maamulka ...
Xui a XIliga la qabanayo doorashada maamulka Ximan iyo Xeeb oo la shaaciyay
- May 20, 2013
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” oo shir jaraa’id ...
2 Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
- May 20, 2013
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta Seddexaad ee Taariiqda Boko Haram
- May 20, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
Shinaha Shiinaha iyo India oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan iyo hishiisyo ganacsi oo dhexmara.
- May 20, 2013
Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa maanta ka sheegay magaalada Delhi ee dalka India ...
asad Ciidamo boolis ah oo dhar lala yaabo xeran oo saaka lagu arkay Kismaayo
- May 20, 2013
Ciidamo badan oo ka tirsan booliska ayaa la sheegayaa in saaka magaalada lagu arkay ...
images Madaafiic xalay lagu gaaracay madaxtooyada iyo xaafado aan laga hurdin.
- May 20, 2013
Habeenimadii xalay waxaa dhawaqa madaafiic xoogan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ...