Ciidamada Mucaaradka dalka Syria oo qabsaday saldhig Muhiima ah

Inta Akhrisatay :6851

Sida ay sheegayaan saraakiil u hadashay Mucaaradka dalka Syria waxay qabsadeen saldhig muhiim ah oo ku yaala magaalada Allepo ee dalkaasi Syria.

Mucaaradka ayaa gacanta ku dhigay magaalada Allepo gaar ahaan saldhig ciidan gelinkii dambe ee shalay.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowlada kaasi oo ay kaga hadlayaan hadalka kasoo yeeray mucaaradka dalkaasi ee sheegaya inay gacanta kusoo dhigen saldhig ku yaala Allepo.

Dagaalada ka taagan dalkasi Syria ayaa geystay dhibaatooyin kala duwan,waxaana ay sababeen in kumanaan dad ah ka barakacaan dalkaasi Syria.

Dhanka kale madaxaweynaha dalka Masar ayaa awood buuxda siiyay ciidamada dalka Masar kaasi oo ku aadan inay qabqaban karaan dadka banaanbaxa dhigaya.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamada ay awood uleeyihiin inay xeri karaan dadka kasoo horjeeda.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

images Halista Dagaal dhexmari kara Axmed Godane iyo saraakiisha kale ee Alshabaab
- May 21, 2013
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii tolaayay khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya ...
Heli Muqdisho:-Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay isaga oo kusugnaa hooygiisa agtiisa
- May 21, 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ...
raaskambooni DHAGAYSO:-Maxay ahaayeen ciidamada booliska ee Kismaayo kusoo kordhay
- May 21, 2013
Tan iyo maalintii shalay shacabka magaalada Kismaayo waxay la yaab ku noqotay markii ay ...
faroole Faroole “Dowlada waxaan leeyahay haddii maamulada aad soo dhaweynweysaan idinkaa cirka roob ku og”+DHAGAYSO
- May 21, 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay arimaha maamulada kusoo kordhaya gobolada dalka ...
images Maxay tahay sababta xildhibaanadii keenay mooshinka ka dhanka R/Saacid ay dib ugu laabtaan+DHAGAYSO
- May 21, 2013
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay ...
images DHAGAYSO: Alshabaab oo guulo ka sheegaya seddex dagaal oo meelo kala duwan kadhacay
- May 21, 2013
Afhayeenka Alshabaab ee dhanka dagaalka Sheikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa waxa uu ka ...
Obama Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi.
- May 21, 2013
Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi. 50 ruux oo ku ...