Xaaladda caafimaad ee xildhibaan Yuusuf Xasan + DHAGEYSO

Inta Akhrisatay :8684

Wararka Ka’imaanaya Xaafadda ay Soomaalidu dagantahay ee Islii ee Magaalada Nairobi ayaa wexey sheegayaan in Weli ay Rabshado ka jiraan kuwaasi oo u dhexeeya Soomaalida iyo dadka Kenyanka ah.

Dhalinyarada Soomaalida ah ayaa Rabshadaha bilaabay, waxaana lasoo sheegayaa in maanta xitaa Baabuurta dadweynaha ee ay raacaan dadka Kenyanka ahaa Xaafadda Islii lagu dhagax tuurayay.

Dhinaca Kale Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamkunji Mudane Yuusuf Xasan Cabdi oo Xalay ku dhaawacmay Qaraxii Masaajidka ayaa lasoo sheegayaa in Xaaladiisa Caafimaad ay kasoo reyneyso.

Xildhibaanka wuxuu ka dhaawacmay Lugaha waxaana lasoo sheegayaa in mid kamid ah dhaawaceeda uu daranyahay.

Maxamed Shiine oo kamid ah Gacan yarayaasha Xildhibaanka ayaa VOA uga warbixiyay Xaaladda Caafimaad ee Xildhibaanka.

Halkaan ka dhageyso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ahmed qeys says:

    wadan adna laheen dhibkan ayuu leyahay ilahoow wadankena ino nawadeeey amIIIIIn




Wararkii U Danbeeyay

Somalia Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
- May 24, 2013
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo ...
images Kenya oo looga digay taageerada maamulka Jubbaland.
- May 24, 2013
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay inay dib kaga fakarto taageerada ay siinayso maamulka ...
asasd Siyaasiga Xasan Maxamed Cismaan [Xasan Xaaji] oo Ku Dhawaaqay inuuu Yahay “Madaxweynaha” Jubbaland?
- May 24, 2013
Iyadoo maalinba maalinta kadambeysa ay sii kordhayaan tirada siyaasiyiinta ku dhawaaqaya inay yihiin madaxweynaha Maamulka ...
asada Dowlada Kenya oo laga dalbaday bilowga diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed.
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday inay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga ...
_67788422_018096031_ap Weeraro ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay.
- May 24, 2013
Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku ...
13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...