Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Qaraxii Nairobi + DHAGEYSO

Inta Akhrisatay :6292

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku laabtay Magaalada Muqdisho ayaa Wariyayaasha kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Wuxuu Wariyayaasha uga warbixiyay Safarkii uu ku tagay Wadanka Turkiga, wuxuuna sheegay in Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ay Hishiisyo gaareen.

Xasan Sheekh wuxuu sidoo kale ka hadlay markii uu maanta Garoonka Diyaaradaha ka dagay qaraxii Xalay ka dhacay Masaajidka Al-Hidaaya ee Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi.

Wuxuu Sheegay in uu aad uga xunyahay qaraxaasi, islamarkaana ay tahay wax fool xun oo shacabka lagula kacay.

Shacabka iyo Dowladda Kenya ayuu Madaxweynaha uga Tacsiyeeyay dhibaatadii soo gaartay dadka Shacabka ah.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. nurudin says:

    nacas ayay leeyihiin madaxweyne yuu madaxweyne u yahay madaxweyne muqdisho miyaa siilaayo iyo faroole asxan kuwaas ayaa dhaama sababtoo ah soomaaliland iyo puntland waa nabad kan waa xoolo wuxuu ogyahay majirto

  2. yaxye says:

    Waar dad kayagii bay laynayaan oo xidhxidhayaan, kufsanayaan, dhacayaan, oo waxay doonaan ku samaynayaan KENYAATIGU markaasu kuleeyahay waan tacsiyeynayaa waa wax aan waxba isku falay meel daran ka dhace wax maaha wuxu miyaanan waligayo ka il baxayn qof dadka somaliyeed iibsada. waanu kenyaanka ka saaraa dalka haduu wax isku falayo laguna wareejiyaa ciidamada kale ee wadanku leeyahay.




Wararkii U Danbeeyay

Xui a XIliga la qabanayo doorashada maamulka Ximan iyo Xeeb oo la dhaaciyay
- May 20, 2013
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” oo shir jaraa’id ...
2 Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
- May 20, 2013
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo ...
boko-haram DHAGAYSO:Qeybta Seddexaad ee Taariiqda Boko Haram
- May 20, 2013
Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Taariiqda dhameystiran ee ururka ...
Shinaha Shiinaha iyo India oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan iyo hishiisyo ganacsi oo dhexmara.
- May 20, 2013
Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa maanta ka sheegay magaalada Delhi ee dalka India ...
asad Ciidamo boolis ah oo dhar lala yaabo xeran oo saaka lagu arkay Kismaayo
- May 20, 2013
Ciidamo badan oo ka tirsan booliska ayaa la sheegayaa in saaka magaalada lagu arkay ...
images Madaafiic xalay lagu gaaracay madaxtooyada iyo xaafado aan laga hurdin.
- May 20, 2013
Habeenimadii xalay waxaa dhawaqa madaafiic xoogan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ...
13651 Alshabaab: Dhibaatada ka taagan deegaanada Jubbooyinka waxaa masuul ka ah…..
- May 20, 2013
Ururka Al-Shabaab ayaa markii uhu horeysay ka hadlay dhibaatada iyo xaalada la isla mari’ ...