Daawo SAWIRRADA Masaajidkii xalay la qarxiyay Nairobi

Inta Akhrisatay :13546

Magaalada Nairobi Gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii waxaa xalay Masaajid lagu qarxiyay dadweyne uu kamid ahaa Xildhibaanka Degmada Kamkunji Mudane Yuusuf Xasan Cabdi, waxaana qaraxaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa qof ayaa ku dhimatay Qaraxa oo la sheegay in loo adeegsaday  bamka Gacanta laga tuuro Labaatameeyo kalena waa ku dhaawacmeen.

Dadka ku dhaawacmay waxaa kamid ahaa Xildhibaan Yuusuf Xasan oo Xiligaas dadweyne kula hadlayay Banaanka Masaajidka Al-Hidaaya ee Xaafadda Islii oo uu xalay ku tukaday.

Lama oga Ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa, welina ma jirto cid loosoo qabtay.

Ciidamada Police-ka ayaa ku raad jooga cidii geysatay falkaas waxshinimada ah ee Masaajidka lagu qarxiyay.

Daawo Sawiro saakay laga qaaday

 


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. abdirahman maxamed says:

    illaahayow dadka sidan dadka u dhibaya ka qabo qof aan waxba ka galabsan ayaa ay dilayaaan

  2. nasra says:

    Dadka kaxishoonwaayey beytka alaah yuudaynayaa waaxoolo alshaab alaha ciribtiro insha allaah one day waalawaayi

  3. nurudin says:

    war soomaaliyee iska qabta alshabaab waa kaas dadkii labeeta ah bay laynayaan iyo caruurtii iyo dumarkii kenya islii yaa dhibka ku dhacayaa waa maatadiina soomaaliyeed oo degan dadkii dhintay wiilal yaryar baa kujiray war iska qabta alshaydaan umada ayay haligaayaan

  4. Zulfakhar abdulkhadir Yusuf says:

    Soomaliyay miyaad ka fikirteen mustaq belkaadi iyo caruurtaadi. Iyo mustaqbalka soomaaliyeed. dunidaha kor ayay u kaceen. Soomaali Dana allah ayaa inoo maqan. Dhul allah wuuna siiyay oo qeeraad badan leh. Laakiin dad allah nama siinin. Dal la aan ayayna dhigeen. Danbaska allah niigu daro waxa musukh maasaqa iyo kha’in nimada wado. Allahuma aamiin




Wararkii U Danbeeyay

images Halista Dagaal dhexmari kara Axmed Godane iyo saraakiisha kale ee Alshabaab
- May 21, 2013
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii tolaayay khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya ...
Heli Muqdisho:-Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay isaga oo kusugnaa hooygiisa agtiisa
- May 21, 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ...
raaskambooni DHAGAYSO:-Maxay ahaayeen ciidamada booliska ee Kismaayo kusoo kordhay
- May 21, 2013
Tan iyo maalintii shalay shacabka magaalada Kismaayo waxay la yaab ku noqotay markii ay ...
faroole Faroole “Dowlada waxaan leeyahay haddii maamulada aad soo dhaweynweysaan idinkaa cirka roob ku og”+DHAGAYSO
- May 21, 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay arimaha maamulada kusoo kordhaya gobolada dalka ...
images Maxay tahay sababta xildhibaanadii keenay mooshinka ka dhanka R/Saacid ay dib ugu laabtaan+DHAGAYSO
- May 21, 2013
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay ...
images DHAGAYSO: Alshabaab oo guulo ka sheegaya seddex dagaal oo meelo kala duwan kadhacay
- May 21, 2013
Afhayeenka Alshabaab ee dhanka dagaalka Sheikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa waxa uu ka ...
Obama Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi.
- May 21, 2013
Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xeran xabsiyada dalkaasi. 50 ruux oo ku ...