Kismaayo oo xalay dhawaqa rasaas laga hurdi waayay iyo shabaab la qabqabtay

Inta Akhrisatay :3926

Sida ay sheegayaan wararka saaka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in habeenimadii xalay dagaalo ay ka dhaxeeyay ciidamada Alshabaab iyo kuwa dowlada Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dambeeyay ka dib markii Alshabaab ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidamada Raaskaambooni ay ku leeyihiin magaaladaasi Kismaayo.

Xaafada Farjano oo ka mid ah xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa in dagaalka uu ka dhacay kaasi oo la sheegay in dhawaqa rasaasta laga seexan waayay.

Dagaalkaasi ayaa waxa uu geystay waxyeelo soo gaartay dadka rayid ah,waxaana xaalada ay tahay mid degen saaka.

Dhanka kale ciidamada Raaskaambooni ayaa waxay qabqabteen dhalinyaro badan oo ka tirsanaa ALshabaab kuwaasi oo dhexmarayay xaafadaha magaalada.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

_67817852_67817756 Jabhada ka dagaalanka India oo dad badan ku dishay waqooyiga dalkaasi.
- May 26, 2013
Ku dhawaad 17, ruux oo uu ku jiro hogaamiye ka tirsan xisbiga Congress-ka India ...
baydhaba Qarax ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobolka Hiiraan
- May 25, 2013
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ...
_67810380_pak_bus Caruur ku dhimatay dab haleelay gaari ay la socdeen.
- May 25, 2013
Caruurta waxay ahaayeen kuwo todobaadkiiba mar lagu soo qaado gaadiidka iskuulka ay ku tagi ...
13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...