Deg deg :- qarax ka dhacay Masaajid ku yaala Xaafadda Islii Nairobi

Inta Akhrisatay :8905

Wararka ka’imaanaya Magaalada Nairobi Gaar ahaan Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii ayaa sheegaya in Caawo uu qarax ka dhacay Banaanka kore ee Masaajidka Al-Hidaaya.

Sida wararku sheegayaan Xiligii Masaajidka la qarxinayay waxaa banaankiisa dadka kula hadlayay Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamkunji Yuusuf Xasan Cabdi.

Lama oga wax Khasaare ah waxaase lasoo sheegayaa in dhaawac badan uu jiro.

Dadka qaar wexey sheegayaan in uu xitaa qaraxa ku dhaawacmay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo xiligaasi dadka kula hadlayay banaanka Masaajidka Al-Hidaaya.

Nala soco wixii kasoo kordha.

Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...
images Miino lagu arkay buundo ku taala Muqdisho iyo waddooyin la xeray
- May 23, 2013
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada ...
13715 Khaatuma oo wax dan u ah Jubbaland ka dalbatay dowlada Somaliya
- May 23, 2013
Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan ...
13714 Maxaa iminka ka socda magaalada Wajeer la soco oo aqriso
- May 23, 2013
Magaalada Wajeer ee Gobalka NFD ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan inuu halkaasi ...
Marka-Shabeelaha-Hoose DHAGAYSO:- “Marka wax ka jira malahan dadkii qorayna baaritaan ayaan ku wadnaa”
- May 23, 2013
Gudoomiyaha degmada Marka ee Shabeelaha Hoose Maxamed Cismaan Yarisow oo la hadlay warbaahinta ayaa ...
Baarlamaanka2 DHAGAYSO:- Xildhibaano aan ku qanacsaneyn waxii shalay dhacay
- May 23, 2013
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay fashilkii shalay ...