Ciidamada Booliska oo bakaaro dhalinyaro badan ka qabqabtay

Inta Akhrisatay :3770

Wararka saaka aan ka helayno Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka socdaan baaritaano ay sameynayaan ciidamada Booliska.

Taliye ku xigeeenka ciidamada Booliiska ee suuqa Bakaaraha Gaashaanle Saciid Xasan Jimcaale , ayaa sheegay in saaka ay soo qabqabteen tiro dhalinyaro ah oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab.

Sidoo kale wuxuu sheegay in qaraxyadii ka dhacay xalay iyo shalay aysan geysan qasaaro xoogan isagoo sheegay in kaliya ay jiraan dhaawacyo yar oo soo gaaray dadkii ka agdhawaa goobta.

Gaashaanle Saciid Xasan,ayaa xusay in walli ay socdaan baaritaano ay ka sameynayaan xaafadaha Suuqa bakaaraha.

Dhanka kale wuxuu ugu baaqay shacabka kusugan suuqa bakaaraha ayaa waxa ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada si amaanka loo xaqjiiyo.

Maalintii shalay qarax ayaa ka dhacay suuqa bakaaraha.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

Somalia Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
- May 24, 2013
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo ...
images Kenya oo looga digay taageerada maamulka Jubbaland.
- May 24, 2013
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay inay dib kaga fakarto taageerada ay siinayso maamulka ...
asasd Siyaasiga Xasan Maxamed Cismaan [Xasan Xaaji] oo Ku Dhawaaqay inuuu Yahay “Madaxweynaha” Jubbaland?
- May 24, 2013
Iyadoo maalinba maalinta kadambeysa ay sii kordhayaan tirada siyaasiyiinta ku dhawaaqaya inay yihiin madaxweynaha Maamulka ...
asada Dowlada Kenya oo laga dalbaday bilowga diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed.
- May 24, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday inay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga ...
_67788422_018096031_ap Weeraro ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay.
- May 24, 2013
Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku ...
13721 Banaanbax kii ugu weynaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
- May 23, 2013
Ujeedka Isu soo baxa ayaa ahaa labo arin waa mida koowaad taageero loo muujiyay ...
13718 50 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii midowga africa oo loo dabaal dagayo
- May 23, 2013
Ururka Midowga Africa ayaa isbuucaan gudihiisa u dabaal degaya 50 sanoguuradii ka soo wareegatay ...