Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa si aad ah uga muuqanaya horu mar dhinac kasto ah, waxaana soo badanaya dhismooyinka Guryaha oo qofkasta uu gurigiisa dayactiranayo.
Marka aad dhex marto magaalada waxaa si aad ah ula dhaceysaa dhismooyinka guryaha iyo horumarka Ganacsiga.
Daawo Sawirro.
Xuquuqda Sawirada Waxaa iska leh Radio Muqdisho
Nagula soo xiriir Wararka@hotmail.com
muqdisho mashaa allaah ishiabuktay kubikacso
maxaa ishiibukta ah muqdisho bari hore ayay ahayd hada waa magaalo hawiye ilaa ay noqoto muqdishadaan naqaanay berisamaadkii cid wax kufalayso majirto nin walba gurigiisuu dhistay marka hore waa inaad celiso hantidii umada mida kale 16 xaafadood 4.5 halu qaybiyo nin kasta soomaali ah waa inuu xaqiisa kahelaa meesha hadii kale waligaa cid kuugu imaanayso majirto ceelgaab waraabaha hagu cuno
muqdisho waa xaruuntii somalia ,ninka cuqdada hawiye qabo ilaah ha ku caafiyo waa jiran tahay,guriga muqdisho aad kaga dhisatey lacagtii canshuurta ahayd iyo hantidii qaranka lahaay aad ku dhisatey har cad ayaa isaga qaxdey ka dibna waan kaa iibsanay xaraash & xoolo jaban ,faraoole 2 guri uu ku lahaay muqdisho 4000 usd aan ka siiyey
asc wr wb bacdal salaam waxaan oranayaa wiilkaan leh muqdisho hawiyaa leh waa runtaa waa magaalo hawiye en al somali ma grty tan xigta hadeey caloosha ku bugta adiga iyo qurunka calooshada ka buuxo muqdisho wa magaala madaxdii somalia ee hadii aad tiri xamar haloo qeebiyo 4.5 waa adiga iyo maskax yaridaada xamar waaba shegtay inay hawiye leyihin ee maxaa logu qeebinaa ayaa la yiri war orado doktor u tag in tuusan cudurka kugu fidin doqon yahow calosha buuran!
kkkkkkkkkk gabar mugadisho sidaas ayaa laga raba lkn waxaa habooned in aad xogaa u naxarisato doqonka wax magardka ahi
waxaan idin leeyahay waxgarta caqliga ilahay ha idinku sooceliyo hadaad tihiin beesha hawiye soomaaliya waxa halkaas dhigay waa hawiye caqligiina waa fooraraa soomaalida ka hadlayso waa tii aad laysay handii soomaaliya yaadhaca ugeystay ilaahada haysta
Asc.wr.wb
Walal nurudin:Grow up it’s 2013..lool–!!Aduunka waad ka dhacdee..second:wixii dhacay dar Allah ayey eheed!3.Muqdisho waa the capital of SOMALIA!!Qabiil waa la.isku gartaa la.iskuma caayo/mana la.isku dilo,And remember hawiye waa qabiilka soomalida u weyn more than 35%of somalis are Hawiye.So dadka islameed afka ka qaad yuusa ku qaloocan e!!!!
Maasha Allah waxaan u jedaa xamar oo soo laabaneyso insha allah:)
jazak.Allah dadkii soo galshay sawirada.
adeer anigu runtaan kahadlayaa wixii soomaaliya ka dhacay ayaan kahadlaayaa iyo wixii muqdisho kadhacy ayaan ujeedaa taariikhda waa la ogyahay meesha waxay noqon kartaa caasumad umada markay isugu timaado qofwalba soomaali ah xaqiisa inuu kahelo oo kii guri laga dhacay gurigiisa hole kii xoolo kale kamaqan helo aniga sidaas ayaan qabaa mise hawiye gar qaadan maayo hadii taalawaayo waligeed soomaali isu imaaan mayso xoolihii dadkaad haysataa waxaad leedahay caasumadii soomaaliya adigoo yirahda caasumadii hawiye ayaa laqaataa
Nurudin .nacas walbo nasiibkii naf aan hawiye nolol magasho ninkooda iyo naagtoda nacfi weey miran Naag yaheey afkada hawiye kaada . 2 wasuaal??????! Hantidaan laidinka dhace ma dhamaa to miyaa?! 3 walawada qaxe oo walada carare .ya og kan wax dhace?!
taariikhda hawiy waa layaqaanaa waataan ku garbaashi jiray dameer yahow dameerkaadii baad la aqli tahay adiga iska dhaafee awoowgaa baan raran jiray sidii xoolihii doqon yahow xamarta sheegaysi anigaa dhisay adiga waad fiiqatay waadku xaartay hawiye caqli malihidee in lagu xukumo mooyee caaqibo malihid dameerkaadii baadku noqonaysaa muqdishana waan kugu xukumayaa waligey dushaan kaasaarnaa naag yahay naagtu dhashay saynta iska soogooy markaas dadka lahadal hawiyaha sheegayso aniga waxaan u arkaa dad aan taariikh laheyn muqdisho anigay isugaysaa markii lagaa titiro markaas ayay mudisho noqonayaa reer camar baa iska leh taariikh ahaan moxogaadii iyo dameer waad kunoqonaysaa
SOOMAALI WAA SOOMALI k acarar meeshani waxaad isku kaayo dirto alah kuu sahlo dameerna hawiye iyo daaroodba waynu wada nahay dhulshisheeye anigaa tagaye subahii weel xun cunto ku guro sidii inaad dalqo goynaysid galabtiina soo hoyo isagoo qoraxdiiba dhacday shilinkaad shaqaysatana gaal uunkaa iiqaadan kuuba xisaabiyay sidii aad unoolayn lahayd. dameer kulahaa dadkana aniga iyo kuwo kalaa uroon oo wax baranay anagana waa nalugu qoslaa markaan dhahno i am from somalia….. they say oh iknow those pple who are fighting for nothing right.. maxaan difaacaa dadkaan ka dhahayba waa kuwan sidaan u hadlaayo oo weli leh daroor hawiye iyo adigaa dameer wada iyo aniga daraarbaan degenaayoo waan soo cararay walee nabadi maheshiin yaad lahadli kad leedahay dameerbaad wadaa isagaa ku dhamyo oo dalkiisa jooga adiga weli dameerkii oo kale ayaa lagugu shaqeeytaa oo weliba lagaa sii qadaa wixii aad soo shaqaysatay at end of the day you donot get nothing. Somali dulinimada iyo dadnimada xumida intaan iska dayno dalshisheeye waa kaasoo wayni wada aragnaa sidi midkeenba ulahaa xamar markay nabad noqoto ayaan ku noqoni waabad gabowdaye maxaad noqotaa waa dal gal hagugu aaso oo bac madaw dhakada halagaaga xiro oo meedkaagii inuu dhulkooda gaaro hagaa ilaasho. waxaa saaad dadnimo mooday. daroodkulaha iyo hawiye ileyn waxaan mooday inaan sidii hore wax dhaano ileyn dadbadan ayaa jooga wadanka ama dhul shisheeyo o weliba dhahaayo darood iyo hawiye la idin qaniin ilaah fadligiise. qaarkeena kalena qaxooti fadhiyaan kolna kaakuume lageeyaaa kolna xuduudka buul looga dhisaa rajo ka qabo one day i will go back somaliya. qaarna afrikan madaxa kaga taagan oo caruur cad iyo kuwo madowba inoo dhalaye walee somali maxaa war inoo jira kolkaynu wada noqono oo wax cad wax wata iyo wax wax madow wata inoola keeno kadibna noqono mix pple. Somali waa somali ninkii raba inuu hadal dhahana is fiiri meesha aad jogto nolosha aad ku nooshahay. balse nabad haduu wadankaaga ka dhici lahaa maxaa iska ka bedeli lahaa?????? nurudin walaal ilaah intuusan wax xun afkaaga ka keeni lahaa fiiri oo kudadaal inaad waxwanaagsan dhahdo iyo gabarmuqdisho magacaaga iyo afkaaga isma laha waayo ASC WRX WRK intaad dhahday iyaa waxaan arkay kaa soo daba maray xishoo ilaahna ka cabso hawiye waa walaaladeena daroodna waa walaaladeena inta kalena waa walaaladeena iska ilaaliya hadalada qaldan, somaliya nabad alah ka dhigo afkeena hooyo aynu isku amaano heer waxaan taagan nahay ubadkeenii inawaydiyaa maxaa wadankaan shisheeye kukeenay markii horaba waayo imaha shisheeye ayaa iwaydiiya maalinkasta anigoo udhashay wadankooda iguna eedeeya adigaa hooyo qaladka iska leh markii hore oo imaaday wadanooda aniga somali ma aqaano. markaa walaalo inaga daaya oo dadnimo xumo e kobtaynu joogno waad aragtaane inaga kaxeeya oo aynu wada noqono walaalo gacmaha is qabsada umadaha aduunka la tartama waynu dambaynaa weli’e. ilaah ina soo hanuuni AAAMIIIIN
asc dhamaan walaalaheyga soomaaliyeed aan jeclahay salaan kadib magaceygu waa canjeex ciise waxaan ka soo jedaa gobolada dhexe ee somaaliya gaar ahaan hiiraan aniga waxaan ku dhashay caasimada dalkeena somalia ee muqdisho xafada madiina mac macaanka 2007 ayaa wadankii iigu dambeysay iyadoo eyadoo xabashadii urka badneed ee itopia ey dadka iska leyneyso marka hada waxaan mudanahay inaan illaahey subxaanahu watacaalaa inaan u mahadcelino ee ma ahan inaan anaga isku mashquulno sxbkey nuur diina waxaan dhihi lahaa hawiye wuxuu daarood ku sameeyay cabdullaahi yuusuf ayaa ugu aaray oo itopia u soo watay ee taas ku iloow sxb ciilkii aad hawiye u qabtay
Nuru diin ciil Lama qarsado wax qalad ka gestana waa qof ma ahan qabiil shaqsiyan adi maxaa tabanee?
sxb cajeex waan kusalaamayaa fikirkaadii waan soo dhawenayaa aniga hawiye waxgaar ah iguma sameyn markaan runta kuusheego laakiin wixii jiray ayaan sheegay hadii aan iri war xamar sidaan kunoqon mayso caasumad maqldanahay aniga intaas baan iri waxaa iri muqdisho waa hore ayay ahayd caasumad soomaaliyeed hadese reer baa qabsaday sidee caasumad kunoqonaysaa aniga intaas baansheegay
asc NURADIIN waxaan umalaynaa inaadan garaad lahayn muqdisho waa caasimad somaliyeed hawiyana malahan somaliya adiga oo kale ayaa dhulka dhigay dumarka ayaana kaa caqlibadan laga yaabo hooyadaa kolkay ku dhashay inay faraxday.
waxaana ka xumahay raggu markay is caynayaan kooda liito inay ku magacaabaan NAAG YAHOW . ragow kani NURADIIN wato ma inaga ayaa nagu tilmaami doontiin nacaskaan caloosha ka jiran
nuuradiin ISBITAALKII ansletti eee mogadisho ayaa hawlgalay oo waaa la dayactiray qolkadiina cid kaa dhacayso ma jirto ee imaow ha lagu daaweyee
asc ‘walalyaa ‘wixii dib inoo dhigay waa qabil iyo ina hebel weligena heer ma qareyno soomali waa mid muqdishana cidna gaar uma laha waa mid inaga dhexeyso wllyal waxaa nagu waajib ah inan duceyno sidaan wadankena nabad uga dhalan laheyd oon u midoobi laheyn wadankena hor ugu qadi laheyn ‘ dagaal iyo in la is af laadeeyo waxbo ma taree is cafiya qabiilna aynu iska iloowno ”soomali aan ahy keliya ha la isku garab is taago not waxan ahy kugu qabiil ‘
Nuradin waruntaa walal muqdisho wali muqdishadii la aqanay ma ahan ee waa mel bahal galen ah waxana iskaleh hawiye waal lewaye marabno muqdisho ilaa ey naqoto tii hore camal ayadana maxey sugesaa dadkii dhisay ilaa ey imadan dadki muqdisho muqdisho kadhigay ismakeneso ee hala ogado
horta qofwalba garaadkiisa anigu runtaan kahadlaayaa muqdisho waxay ahaan jirtay caasumadii soomaaliy hadase mahayno tii waxaan u arkaa magaalo lagu kala qaxay soomaalidii deganeyd nin waliba lahayd kukala cararay ok waxaa kusoo haray beel hawiye layirahdo kaliya ayagaana sheegtay soomaalidii kale nin waliba gobolkiisa ayuu aaday halkaasuu nolol ka bilaabay dad baa markaas waxay kuleeyihiin muqdisho waa caasumad ayadoo waxaan joogay soomaaliyoo dhan kuwada nooshay iyaga kuwii fiiqday oo bur buriyay ayaa waxay kuleeyihiin muqdisho waa caasumadii soomaaliya aniga waxaan layaa banahay iriyada kujirto
nurudiin waxaad kaa miid tahay dadkaa cudurkaa qabiilkuu kuu dacay
cuduurkaa oo aan daawoo lahaayn ilaa uu alloow subxana wataa calaa qulubtaa kaa daaweyaa mooyeee daawoo kaalee oo daqtaar loogaa raadiyaa waa laa waayay.nothing
duunidaa waa lagaa wayay walaal
intaad nooshahaynaa waad kuu dhimaane adoo calooshaa kaa buukaa.
walaal muqdisho waa casimaadii somaaliyeed degaankeegu waa haawiye oo allaa kuu aburaay.
hawiyaanaa waa dadkaa maantaa dhibtaa weyn aay kuu daacday mudoo 25 saano degaankoogii laa ololiyaay lonaa didaayay inaay nabaad kuu nolaadaan aay kuu wabaaristaan laa isuunaa adeegsaaday dhexdoodaa.
imbadaan baan rajeynaanay somaalii inay iskuu fiirsaato aay is baraato aynaa is baartoo alhamdulilah allow waa itusayaa maliin in somaalii magaacaa guud mahay dhexdeeda is baraato siibaa reer koonfureed kaa.
somaalii dhibtaa shisheeyaa waxaa kaa daraan dhibtaa kaa iimaaneysaa sokeeyahaa aad dugsaaneyso ee walaalka’aa eed iskuu wadaan tihiin.
somaaliyaa dhibateetaa hoose uu aduunku faxmiwaayey 25 saano waa sedeexdaan wiil:
waa adigaa nurudiin oo kalee
first : mangaab persoon waa dadkaa aan fiiroo dheer lahayn
wuxii uu mantaa arkaay adunkaa dhane wadaa moodii
second: qaswaade person waa dadkaa aan wanaagaa jeeclayn xumaane uun raadiyaa intaa aay noolyhiin.
xumaantaa aay raadinayaanaa kalee uu jeedoo uugaar’aa oo qaarsoon.
waxaa kaa miid’aa aqoonyahaan waax baartay
wariiyee umadaa kaa wakiil’aa
maasuul meel loo dhibaay iyo kuwaa faraa badaan oo bulshadaa somaaliyed ‘aa
third waa cawaane person oo raadinayaa xaguu shilimaad kaa helii lahaa just. waakaa laa adeegsaadoo intaa badaan ee aqooon diined iyo tuu duniyeed baa aan lahayn
somaala’a ilaahay xaqaa haynawada garaansiyoo rabiinaa haynaa kalaa xaakuumo
somala’a intaa calool fayowyee kuu faaroo adeeg’aa ififahaa nuurka
nabdada kunaa xaamdiyaa rabiigiin.
xisaab xagaa ebee weyaan haduu aduunkaa kagaa aargoostoo iyo hadii uu akhiiroo laa suugoo cadaab daraan.
horta marka hore muqdisho wa magaalo madaxdii dalka somalia taasi cidi kuma muransana. mida kele dadka leh magaalada hal qabiil ayaa leh caqli9 malaha wayo dagaalda ku habsaday meesha oo laga kala yaacay aawadeed ayay dadku kaga maqan yihiin ee marka ay dibi u dhisanto qof walba gurigiisi oo diyaar ah ayuu dib u gu noqonayaa waana shaki la’aan ee magaalada inooo balaadhiya yaan qabiil loo hibayne
doqon kasta wuxuu leeyahay muqdisho caasumadii dalka intay soodumiyeen soobilili qaystee mooryaan war muqdisho aniga waxay igala maqantahay majirto 1 guri baan kulahaa hawiye ayaa iga dhacay gurigaas dan kama lihi waayo umadii soomaaliyeed oo dhan baa lagu dhacay ilahay baa umadaan kala saaraaya muqdishadaa leedihiin cid wax kufalayso majirto
uskaag kuu dhiimo cudurka kuuhayaa ilaa aqhiirow
muqdishona waa casimaadii somaaliyeed ilaa abiid insha-Allah.
Allanaa kaa dhigaay oo ayaanba baay uu laheed.
waaxaan kaa coodsaneynaaa dowlada federalka ee somaaliyaa hadii aay naa maaqleesoo iin daqtaar hagaa maskaaxdaa loo fuuroo
laganaa fuuroo gobolkastaa sababtoo dadkaa nuucaagoo kalee bulshada somaaliyeed oo dhane way kuu jiraan
waa aqoonyahanoo waa wariyayaal waa sheekhyow waa jamiiciin iyo kuwaa faroo badaan oo wax bartaay laganaa filayay iin umadaa waax uu qabtaan lakiin cuduur haayo
dowladaa waxaan kaa coodsaneyna
iin laguu wajibiyow iin daqtaarkaa aay soo maraan intaaney shaqaa heliin.
kuu daarso duliyahaw
dushaa inagaa saraan maad iskaa cadeysiid qabiilka aad uu hadleeysiid intaa sidaa taabtaa munaafiqiintaa aad uu dodaysiid
somaala’a waxaan inigaa dhigaay munafaaqaa aan cadeysaneyn moqifkiisaa iyo ujeedaadiisaa kugunaa dhajiinsaan kunaa qoslayaa ee walaal baan nahay kuu lee.
allow subhanawatacalaa wuxuu yidhii munafiqiintaa mushriikintaa waay kaa dharanyahay.
umaadna munafaaq unbaa baabi’iyaa sabaabto waax qarsoon buu leeyahay.
ee muqdishow miiraaney murayadii naaftaa mirihii janadaay muftaaxii qalbiiga’ay
maawlaa haa kuu laa jiirow
maar uun maa kuu arkii doonaa
Nardiin maskiin aqdadeeysan ayaa tahay xamarna dadkii markeey goofta aheeday ayaa leh. Awalba waxadku aheeday kooyto marki horena Somalia saas ayaaa ku aheeyday ee meeshii aad gabaha ka toli jirtay aad nasib dhiman waaxid ee magac saamale ama somali ha sheegin
asc waa maxay qurunkaan calosha wali ma bogsan miyaa kkkkkkkkkkkkk
Asc Wr Wbr Dhamaan Walaalaha Muslimiinta War alle ka baqa Oo Wadankiina Uduceeya markaa Maanta dhan ku doodeeysaan Kan Cad waaye Iyo Madoow Waaye War alle ka yaaba Oo Wadankiina Uduceeya Kaliya Waana mahadsantihiin
Asc Wr Wbr Dhamaan Walaalaha Muslimiinta War alle ka baqa Oo Wadankiina Uduceeya markaa Maanta dhan ku doodeeysaan Kan Cad waaye Iyo Madoow Waaye War alle ka yaaba Oo Wadankiina Uduceeya Kaliya Waana mahadsantihiin
Oo Farxadana Wada Qeebsada
dhibaatada koonfur ayay ubadan tahay runtii 22sano waxaa kajiray soomaaliya dhibaato weyn qaybta ugu weyn waxaa kagaystay hawiye waxa had dhibka dalka kawada waa hawiye tusaalo ahaan maxkamadihii hawiye ayay ahaayeen markay jabeen alshabaab isku badeleen runtii hawiye marba shaati ayay gashanayaan taasi waa taas hada cunuqabatayta halaqaado ayaa laleeyahay ciidama shaarka loogaliyay dowlada lagu sheegaayo waa hawiye xasan culusow madaxweyne sheeganaya taariikhdiis hadii aan kasheekeeyo 1991 usc ayuu katirsanaa dadkii xasuuqii dalka kadhacay qayb libaax ayuu kasooqaatay hadalka waxaan kusoo koobayaa soomaali waa lays yaqaanaa hawiye waxay yihiin waanu ka dharagsanahay waa qabiil kusifoobay biliqo kufsi dil waxaad ogtihiin muqdishada aysheegayaan isbaarooyin inay shacabkii kudhacayaan dumarkii kufsanayaa
asc wala hayg muslimiinta ah oo aan isku diinta nahay oo aan iskt dhaqanka nahay oo isku afka nahay waat salaaman tihiin marka hore marka xigte waxaan leeyahay aniga waan la yaa banahay waxa aan isku dilno wayo isku diin ayey nunahay dad ashahaadka isla qiraya aynu nahay oo isku dhaqan ah oo isku dad ah hadane hal luuqud ayey ku wada hadalna waa yaab caalamko idil waxay ku noqotay mucjiso aniga waxa joga dalka k.africa waxaana wadanka ugu so cararay dagaalada sukeeya oo isku kaysano aniga waxan ahay 25sano jir mana arag wax dowlad ah maalin maalmaha ka mid ah aya anigo ku sugun goobtayda ganacsiga aya waxa ii yimid wiil s.african ah oo madow ah waxa oo yiri brother dalkaaga maxa ugu so carartay waxan iri dagaal nulkiina cadaan ma gumeysto waxan iri maya ok yaa isku dagaalayo waxan maqlay somalidu dhan inay isku dhaqan yihiin oo ay isku diin yiihii walineh hal luuqad ay ka dhaxeeso sxb wa runta waa jirta sidas sxb hadane ma aqaan swabta wiilki wu yabay waxan iri sabata s.afrika aya isku dili jireen ma ii sheegi karta waxd ka horeyay 1993 di ayna is dilayeen mudu ka badan 50 sano waxa uu yiri sida tan aniga waxa ma gumaysan jiray dad cadaan ah laakin marka leeyiri somali wa dad wax walba iska leh misane is dilayo wan yaabay marka waxaan leeyahay nuuridiin walal kaygiyow cuqdada iska saar mogdisho wey dhaga dhaxeesa waa caasimada muwadiniinta somaliya nolada meel walbo aad adunka ka jogtaan
somaliya ha no laato wax ino balan ah mogdisho hudu allah swt idmo waan jeclahay dalkayga hooyo oo idil iyo dadkiisa qabiil walbo iyo qolo walbo wa isku kay mid walaal nuuridiin hadalkaaga raari gilin ka bixi hadii kale walaalaha isku dalka ah way iska aamin baxayaan
waraa aniga wax ma idiin sheegaa meeshaan ka dhaafa fadhi ku dirirka aad la imaanteen, afarta geesood ee somalia qabiilada ku nool qabiil aan dhibaato soo gaarin ma jirto reer somaliyeed oo aan dhibaatadu taabana ma jirto, hadii mooryaan wax dhacdey, jiriba wax bay dhaceen, hadii guryo lagaa dhacay ma haysataa cadeyntoodii? oo dowlad baa meesha ka dhalateye qareen qabso oo la imow waraaqahaago, wax laga xishoodo oo markan oo kale afka laga ilaasho baa jira sida QABIIL la isu qabqabsado ama maanta la iku eedeeyo…anigu lascaanood baa la’iga haystaa adna guri baad ka hadleysaa!! somali kale baa xoog ku haysta ma doonayo in wiil qudha uu nooga dhinto waayo waxaan qabaa inay iskood isaga tegeyaan oo dowlada somalia maanta u dhalatey baan aad iyo aad uga dhur sugeyaa oo aan aaminsanahay inay noqon doonta tii umada kala saari lahayd, marka sxbadeey iska daaya reerbaadiyanimada ee QABIIL iska ilowba meel uu horey idiin geeye ma jirto hadana hadii indhaha dhiig idinka yimaado meel kuma tegeysaane. waxaa idiin dhaama idinkoo xisbiyo aasaaskoow ku fekera oo hada sii dhista, afar sano baa qabiil ka hartey, dawladan mida ku xigta anoo kale oo lacag wata baa muqdisho ka soo degayaa xisbi baan sameysanayaa kuligiina anaad ii wada shaqeyn doontaan, waayo “money talks” qabiilada aad kasoo jeedaan codkooda lacag baan ku gadanayaa iyo danahooda oo aan u balan qaado inaan wax ka qaban doono, waxaan soo shaqaaleyn doonaa kii mooryaan ahaa, kii jiri ahaa, kii ugaas ahaa, kii caaqil ahaa, kii malaaq ahaa iyo kii garaad ahaaba oo aan leeyahay codka dadkaaga soo xero geli adiguna shaahaaga qaado. sidan waxaa wax u maareeya meelaha doorashooyinka dumuqiraadiyada dhabta ah ay ka socodaan ama ka dhacaan ee aduunka. halkaas bay arintu tegi doontaa walahay intiina qabiilka sida xun u isticmaalayaa meel cidla baad taagan tihiin, somali badankeed wey daashay qabiil iyo mid diinta ku soo hoos dhuuntaana ma u joogsanayaan oo waad aragtaan sida muqdisho ku socoto, marka dadkan cidna uma joojinayaane yaanu basku kaa tegine waxaan idin dhihilahaa dadkaaga dhinac ka raac.
WAA MAGAALO LAGU DHISAY 20 KII SANO UGU DAN BEEYSAY XAARAN DHIIG XAQ DARO LAGU DAA DIYAY HADABA SIDEE BAY UJIRI DOON TAA MEEL AAY WAXAASI IYO WAX KABADAN KA DHACEEN HADII AAN RAALI GALIN IYO WALIBA MAG DHAW LAA BIXIN
aad iyo aad ayaan ugu farxay markaan arkay sawirada magaalada muqdisho waxayna igalisay rajo waxaanan kasoo qaxnay anoo yar guryana waan kuleenahay haday sidan kusii socoto dib ayan ugu laabanayaa ilaahayna ha usii siyaadiyo aamiin aamiin
markale dadka qabiilka wali maskaxdooda kuhaya waxan kula talin lahaa in ay kawaantoobaan qabiil waa waxa soomaaliya halkaa dhigay wax faaiida ah oo uu leeyahayna majirto aakhiro iyo aduunba hana la is cafiyo soomaaliyana haday nabad noqoto meel aan aheyn muqdisho kuma noolaadeen illaahay muqdisho iyo wadanka oo idil nabad hanooga dhigo aamiin aamiin aamiin
Muqdisho waan jeclahay waxase aad ujeclahay dagmada wada jir gaar ahaan xafadana ku bar baaray ee buulxubey waxan layahay xafadeday kama marmo waxana tahay qeeb kamid ah nolosheyda tii igu fcneyda inta jogta inta kudhate iyo inta ahbo waan jeclahay
Xamar Cadey Hawiyeye Ayaa Iska Leh iyo inta La degta ee la kasayo,Wixii igu dhacay Mar dambe iguma dhacayaane iska joog halkaad ku nooshahay.Aniga Ayaa hada kuu Taliyo Ama yeel Ama diid,Xukundambe inta Nin Hawiye Ahi Noolyahay Ha filan.kkkkkkkkkkkkk
Ninkan labaxay nuurdiin Marna waxoow leeyahay dad baan gumaysan jiray marna cabadayo sxb adkayso waxaad samayn jiirtay ayaa laguugu sameyey hantida aad sheegayso ma is way diisay meeshaad ka keentay. xaran cunida aadaa bilawday ee cidna hacaynin adinka dhan ayaa xaran laydiinku soo koriyay xamar ayad imateen guri baabuur ayaa laydiin siyay ee sheeg intee katimid lacagtas sxb adigana waa laguu dhacay Hadana waa lagaa dhacay ee meeshii aad udhalatay aad dhul kan hawiye ayaa leh dhul aad leedahay hawiye majoogo mana imanayo dameerna Anaga waa rarnaa laakiin adiga in taad rarto ayaa dusha kafuushaa ileen nacas baad tahay waa in aad kunoqotaa meelihii aad kabaha katoli jirtay mid gan baad ewelba carabta u ahayd Anaa dad kaa dhigay oo magac soomaali kugu dhexeyo deray qashin yahoow waan ku celin
Aniga qabiil in lagahatlo ila mafiicnu maxa yelay alle waxow yiri qabil haliisku kartu ee yaa lesku dilin nuradin hawiye iyo daroot waa walalo ogow walal somali waa mid waa ul iyo meyrax ogow walal
Asc wr wr. Salaan kadib. Runta qofka laquma naco iyo fikarka qofka aaminsan. Laakiin waxaan idinweydiinayaa dhamaan mugdisho haday Tahay caasamadii soomaaliyeed. Maxey beel u sheeqataa. Teedakale mugdisho sacadaan lajoogo caasamad somali am ahan ee waa kumeelgaar dastuurka ayaa qorayaa. Ee caasamadu waa loo cudeyndoonaa inshallaah markay maamul gubalada la soo dhiso
asc wr wbr walaalayaal waxan illaahay ka rajeeynaynaa inuu somali isku qalbi fiyoobeeyo oo sidii hore kusoo celiyo soomaliya oodhana waa walaalo caasimada somaliya weyka dhaxeysaa illaahay inaad ka baqdaan qabyaalad halayska daayo somaliyana inuu illaahay midoobeeyo oo israacdo u duceeya dowlada somaliyana ilaahay haka dhigo dowlad caadil ahwaxaanan u rajeeynayaa inay labolaabaan hurumarka ay sameeyeen waxaan leeyahay soomaaliya ha israacdo hana guulaysato allahna haka dhigo somali kuwii isu qalbi fiyoobaada walaalahana soomaliyeedna waxaanka codsanayaa inay qabiil iska daayaan ilaahayna baryaan
muqdisho allaw dhowr magaladayada magaalo kale oo hoy no noqon karta waa majirto ma aan ku kalsonan karno joogideeda
Anigo ooah inan reer somaliland muqdisho waxaanu leenay ilaahayhakdulqaado cadowga oonabad Hanoqoto
aad ayaa ay uqurux badan tahay caasimadu laakiin shabaab ma laga xooreeyey mise walii waa la baqaayaa scw
@nuuraldhaarood,sxb waa qiiq isku qaris waxan oo gab gab ahi hawiyena waxan aad dusha uga saaran tahay waa qaran jacaylka iyo walaalow soo dhowowda anaase aqaan luqada aad fahmi karto,muqdisho waxaad soo gashay adigoo laba g,o oo casi dhexda kuugu xidhan yahay isuna haysta in somalia qabiilkiinu ugu caqli badan yahay uguna siyaasisan yahay waxaad ka faa,iidaysatay wadaniyada hawiye iyo isla weynida isaaq oo mar walba taagnaa ka roonaada qoomkan af la roorka ah.waxaa lagu fadhiisiyey xafiis aanad maarayntiisa awood u lahay hantidii umada ee aad dhacday ayaad filooyin iyo dabaqyo ka dhisateen mudo badan ka dib markii umadii samirkii ka dhamaaday ceeb kale ma dhicin ee hantidii iyo guryihii aad musuqa umada somaliyeed kaga dhisatay ayaa qori caaradii lagaaga soo dhiciyey hawiyena weligii guryahaa celin maayo haduu celiyona waa nacas,ta kale dhibka somalia ka dhacay idinkaa ugu dhaawac yar idinkaana ugu cabaad iyo shirar badan meel walba midnimo somaliyed,qaran somaliyed.dalka somaliyed ayaad la taagan tihiin wax kalena maaha ee waa somaliyey isu kaalaya oo i boqrada aan qalin idinku dhacee waayo haday somalinimadu kaa dhab tahay maalintay wax soo dhowaadaanba ee iftiin soo baxaba waxaad keenaysaa wareer iyo khilaaf.bal hada j/land iyo mashruucan aad rabtaan inaad dawlada watiga kaga dhamaysaan day sxb run baan kuu sheegayaaye xamar waad ku qasban tahay hadaad xamar caasimad u diido ma tuuladii garowe ayaa laga dhigaa kkkkkk wallahy waa yaab.ta kale waxaad eedaynaysaa hawiye oo sidaad cunaha u haysay dirqi isaga kaa furfuraye dhibka somalia halkaa dhigay darod ayaa u sabab ah inta nool daayo xataa kuwa dhalan doona ayaana mag dhow laga doonayaa waayo idinku maamul dalka iyo dadku leeyahay ayaad hayseen iyaguna shicib shaadh dawladeed lagu ciilay oo weyraxay ayay ahaayeen ka khaladka lehna ninkii caqli lihi waa garanaya doqona loo sheegi maayo mayd maxaa u danbeeyey kaa la sii sido ayaa la yidhi waar bal kumanaankii c/hi yusuf xabashida u soo kaxaystay ee uu xasuuqay ayaa cirka loo tuuray oo lagaa kari la,yahay qaran nala dhiso aad adigu ugu baahi badan tahay.ugu danbayn sida adiga illaahay kuugu beeray qandala iyo xaafuun iyo qorfaha qardho dusheeda ayaa illaahay hawiye nasiib u siiyey muqdisho meel somali qaadi karta aan muqdisho ahayna lama garanayo ama maba jirto markaa ama kaalay adoo weliba ruugaga ku soconaya oo in la cafiyo dalbanaya ama iska joog tuuladii garoowe ee aabahaa inta masku ku qaniinay loo waayey dhakhtar la geeyo!!!!!!!bye.waraabe from s/land
@nuuraldhaaruud.sxb waxaan la yaabay waxa waranle iyo siyaasiba daarood ka dhigay wax aan afkooda iyo uurkoodu wada socon?run baan kuu sheegayaaye aniga waxa igu kalifay inaan somali halkaa uga baxo oo aan albaabkayga xidho waa khiyaanada iyo wadaniyada aan uurka jirin ee daarood hawiyuhu markay yidhaahdaan s/land ma go,i karto ama midnimada somalia waa muqadas nama dhibto waayo waxaan u aragnaa dad qaran jacaylku daacad ka yahay laakiin ninka darod waa ka xanaaqnaa waayo daacad kama aha ee waa noo soo noqda aanu idin khiyaamaynee waxaanuse gaadhnay taladii aanu idinku tusi lahayn waxaad tihiin.waa laba dal oo walaalo ah iyo kibirkii iyo isla weynidii oo dhinac walba gacan ku gabad gasha means.s/land iyo somaliaba inaad minority ka noqotaan waxaanad ka faa,iideysatay hawiyahaa qiirada iyo somali jacaylku hayo,e maalintaanu sacabka isla helno waxaad arki doontaa inaanu dhisno laba qaran oo is garabsada oo gaashaandhiga ka midaysan oo aanad midna talo buuran ku yeelan kuwa nala deganina 60kiiba midnimada waa diidanaayeen oo anagoo dhegaha hayna ayaanu xamar keenay hadana anagoo dhegaha hayna ayaanu ka keenaynaa. waxaanan kugula talinayaa dhowaan war aanad u riyaaqin ayaad maqli doontaaye inta aan adhiga hawiye kuu diran intay goori goor tahay geela u sii raac.