Yaa Maamula Kismaayo + DHAGEYSO Maqaal laga diyaariyay

Inta Akhrisatay :19968

Magaalada Kismaayo Waa Xarunta Gobolka Jubada Hoose ee Soomaaliya, Wexey Lafdhabar muhiim ah ay u tahay Deegaanada Jubbooyinka.

Wexey leedahay Deked iyo Air port Caalami ah, waxaa isticmaala dhamaan dadka ku nool Gobolada ku Yaala Koonfurta Fog iyo dhexe ee Soomaaliya.

Kismaayo Markii laga fara maroojiyay Mileeshiyada Al-Shabaab waxaa soo baxay Khilaaf aan horey u jirin Xiligii Shabaab ay ka talin jireen, Waxaa gudaha u Galay Ciidamada Dowladda, Raaskambooni iyo Kuwa Kenya oo is Garabsanaya.

Waxaa loo sameeyay Maamul KMG ah, waxaa mar qura afka furtay Soomaali oo idil iyagoo ka biyo diidsan Ciidamada Kenya.

Dowladda Soomaaliya arinkaasi aad ugama hadlin marka laga reebo hadalo koobkooban, Laakiin maamulka Magaalada ayaa u arkay in ay kasoo horjeedo.

Hadaba Kismaayo Maamul Noocee ah ayaa loo sameyn karaa.? Sideese Khilaafka loo xalin karaa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Maqaal Cod ah oo ay ka sameeyeen Wariyayaasha C/raxmaan Xuseen Furre ( British ) iyo Maxamed Xaashi Tawakal oo labaduba wax badan ka og Xaaladda ay iminka ku sugantahay Magaalada Kismaayo.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. xamari says:

    waad salaamantihiin dhamaantiin intaa kadib waa in soomalidu gacanta is qabsataa khilaafkana meel iska dhigaan dooladuna waa in ay taageertaa in dadka deegaanku maamul ee raali kayihiin ay sameystaan dadkuna waa in ay lashaqeeyaan oo ay kadanbeeyaan dowlada somalia

  2. runsheeg says:

    kismaayo waydin daysee dhulka inta kale ka fekera somaliyeey sidaan anigu u arko
    sidaa kenya uga talinayso sida ay gacanta somali ugu soo noqotaa waa adag tahay jaaniskaasi waa 10%

  3. Jacfar says:

    Kismayo wa dal somaliyed dadki laha ayana mamulaya marka dadka waxan layabay dhahayo kismayo kenya qabsatay muqadisho maxay kahayan uganda miyay qabsaden?marka cida leh sas waxa weye hawiye hoyadodi xumayd ayayna kuwasi




Wararkii U Danbeeyay

baydhaba Qarax ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobolka Hiiraan
- May 25, 2013
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ...
_67810380_pak_bus Caruur ku dhimatay dab haleelay gaari ay la socdeen.
- May 25, 2013
Caruurta waxay ahaayeen kuwo todobaadkiiba mar lagu soo qaado gaadiidka iskuulka ay ku tagi ...
13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...
index DHAGAYSO:- Siidii “Baraawe iyo deegaanada kale ayaan weerar ku nahay”
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay howlgaladii ugu ...