Wariyayaasha oo tacsi diraya
Wariyayaasha Soomaaliyeed oo tacsi u diraya Wariye Cali Muse Cabdi oo shalay ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay Hargeysa.
1-Xasan Cali Gesey Agaasiamaha Radio Dalsan Muqdisho
2-Max’ed Ibrahim Cali Cajiib Gudoomiyaha SYAO
3-Amin Amir
3-Yusuf Xasan
4-C/risaaq Xaaji Catoosh
5-C/raxmaan Xudeyfi
6-Xasan Cadde
7-C/laahi Shiiqaaloow
6-Max’ed Ibrahim Bakistan xoghayaha guud ee ururrka NUSOJ
7-C/Casiis Golf
7-Abuukar Muxudiin Xashara
8-Max’ed Xaji Barre Fiyoore
9-C/wali Garyare
10-Xamdi Kadiye
11-Cawil Dahir Salad
12-C/salaam Hareeri
13-Saciid Cali Muse
16-Nuradiin Macalin Mukhtar
17-Diini Ceydruus
18-C/Shakuur Cilmi Xasan
19-Aamino Muse Wehliye
20-C/Xaji Goobdoon
21-Farax Blue
22-Zahra CABDI Ahmed
23-Jamal Ahmed Osman “Jaahos”
24-Ismail Haji Shakeeti
25-C/raxmaan Xuseen Furre ( Brtish )
26-Shaafici Sheekh Cali (Honest)
27-Fu’ad Haji A/Weli
28-Maxamed C/llaahi Aadan (Siidii)
29-Tahliil Colaad Xasan
30-Maxamed Cabdi Salaad (GBC)
Dhamaan saxafiyiinta Soomaaliyeed meel walbaa oo ay dunida ka joogaan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ruug cadaaga saxaafadeed Cali Muse Cabdi oo ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
INAALILAAH WA INAAILEYHI RAAJICUUN







