Magaalada Muqdisho oo Kasoo kabaneysa Dhibaatadii soo gaartay Mudadii burburka ayaa haatan u muuqaneysa Quruxdeeda in ay soo laabaneyso.
Dhismayaal aad u qurux badan ayaa magaalada laga dhisayaa, iyadoo kuwii horena la qurxinayo.
Daawo Sawirro





















Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com
s/w/w , salaantaa kabacdi , waxaan idin sheegi lahaa idinkoo raali ah , haddii aan dib loo habeenin shingaani iyo xamarwayne iyo boondheero , waxaan kawadaa hadaan loo camirin sidoo hore , malaga yaabo muqdisho in ay soo iftoo ama quruxdii hore kusoo noqoto , sida la ogyahay xaafadaha ugu quruxda badan aduunka looga jecel yahay waa xaafadaha xeebaha u dhow , ee ma’aha meesha hada aad soo saarteen xataa aan webi kuma yaalo , taa waa sida aniga ila muuuqato mahadsandiin.
asc aad ayaad u mahadsantihiin muqdishonew tan kale fadlan waan idin baryeyna hadii aan nahey qurba joogta wali cabsiga ku jirto warkan badan naga dhaafa sawirada iyo vedioga noo soo badiya mahadsanidiin
Asc dhaman bahda wargayska aad baan ugu farxay muuqalka mugdisho markan arkay waxanse kaxumahay musuqmaasuqa madaxdeeda hareeyay & maskaxda bulshada qabiilku galay alle yaa kumaqan mugdisho
asc anigu waxaan ahay qurbajoogta kasoojeedo konfurta somaliya waxaan jeclahay dalkaygii iyo dadkaygii oo nabad ag in aan mar kunoqdo mida kale waxaan reermuqdishoow leeyahay war hagaajiya wadooyinka oo kashaqeeya quruxda magaalooyinkiina kanawada shaqeeya nabada kakaaftooma shisheeyaha taageera dawladiina
aad ayaa ugu farxaa quruxda wadankeena waxaan ahay qurbo joog aad ayaa ugu daaley qurbo waxaan jeclaan lahaa in aa wadankeygi ku laabto ee somaliyey dagaalka iyo dhibaatada naga daaya hadaa joogi laheeden qurbo waad ogaan laheden macaanka wadankii qofka aan ogeen oo qurbo nolal mooda waa jaahil somali wey ku dhamatey qurbo dumurkii caruurti ragina bada ayee ku dhamaden somali ogaada ushii walaalkaa ku dhacdaa gumadkeeda ayaa meel ku yaal ee isgarab istaaga meelwalba aad joogtan hal far fool ma dhagda qabiil waad aragteen 20sano waxa oo qebtey ilahow wadankeena nabad nooga dhig,
masaasa qurux ah hargaysa maad arag bosaso maad arag
muqdisho ayadoo burbursan ayay ka qurux badan tahay Hargaysada iyo Boosaasada aad sheegeysid. Maxaad ka taqaanaa Muqdisho Mr Sanaag.
dhuuso ayaad kuhaysaan meesha cajiib dadkaan calaacalaya intay shalay wadankii dumiyeen bay hada leeyihiin muqdisha dadka masuulka ka ah waalayaqaanaa oo dalka iyo dadka xasuuqay daarihii dumiyay waa beesha hawiye runtii waa inlaga hadlo muqdisho waxay muqdisho kunoqon kartaa iyadoo nin waliba gurigiisa xor u ahaado 16 dagmo 4. 5 lagu qaybsado soomaali isku calool fiyoo baado hantidii lagala haysto hawiye celiyo sidee soomaali isku imanaysaa aniga gurigeygii xamar matagi karo sidee xal lagu helayaa
Mudishoo maanka ad kutaal malin iyo habeen .intii aad soo marta ala yacfiik hadana dadkada iyo duni ku garab tagan
aslaamu calkum waxaan leeyahya dadka muqdsho ha ilaashada nabd aye haysataan imika waayo iygey ku xidhantahay
nuradin kkkk maxa dhahday muqdisho 4.5 halagu qeebsado walee caqliga daarood ma sidaas buu u ek yahay.hadaad isaaq ahaan lahed sidaas uma hadasheen oo waxad kala garan lahed waxa aad sheegeysid iyo waxa kale bal garoowe oo tuulo yar ah dashiishle iyo awrtable 4.5 ugu qeybi oo waxba kama ahan. abti cuqdada iska saar meel aadan deegaan ulaheen waad ku noolaan kartaa llaaazim maahan inaad kaso jeedo boosaaso waa ku noolaan kara hargeysa waa ku noolaan karaa lakin ma dhahaayo 4.5 halagu qeebiyo oo ileen caqli maahan
xamar cadeey xudunteeydaa kuduuganee maka maarmi karaa walaah waa maya marna kama maarmee ilaahoow igee anigoo nabad ah